Wixii ka dambeeyey dagaal kii koowaad iyo kii labaad waxa ay dunidu ku baraarugtay qatar weyn oo loogu magac daray maskax haajir (Brain drain), oo ah in dalalkii dagaaladu saameeyeen ay ka haajireen dadkii dalkaas wax u bartay, kuwaas oo xirfadihii ay dalkooda iyo dadkooda ugu shaqeyn lahaayeen la aaday wadamadii ay u guureen. Wixii intaas ka dambeeyey waxaa jiray u kuur gal gaar ah iyo cilmi baarisyo arrintaas la xariira oo si joogto ah loo sameyn jiray, waxaana si gaar ah isha loogu haayey maskax qulqulka ku socda Wadamada hormar ahaan iyo nabad ahaan hooseeya. Waxey cilma barisyada qaar…

Fadlan Sign in NETBEINS marka hore

Login Subscribe