Type to search

Home

Taariikh Nololeedkii Istarliin C. Caruush

Isterliin C. Caruush waxey ahayd halgamaa u dooda arrimaha beni aadamnimada, nabadda, caafimaadka, waxbarashada iyo gargaarka. Waxa ay si weyn uga soo horjeeday qabyaaladdii Soomaalida kala irdheysay, waxeyna u tafaxaydatay sidii ay udabar jari lahayd, waxaa lagu xusuusan doonaa dadaalkii ay ku bixisay rejo soo celinta dalka iyo sidii markale shumaca loogu shidi lahaa qarannimadii […]

Taariikhda xukun ee Masar

Casharro taariikheed ayaa noogu sugan sooyaalka xukun ee dalka Masar. Saddexdii qarni ee ugu dambeysay, kursiga ugu sarreeya ee looga arrimiyo dalkaasi waxaa hoggaamintiisa isaga daba-maray xukaam kala duwan, oo isugu jiray boqorro, salaadiin, khidyawiin, madaxweyneyaal rasmi ah iyo kuwa kumeelgaar ah. Xukaamtaasi waxaa ugu waqti dheeraa Muxammed Cali Baasha oo ay taariikhyahannadu ugu wanqaleen […]

  • Kacdoonkii Carabta Daariq Ramadan

    Soo koobidda buugga “Islaamka iyo baraarugga Carabta/Islam and Arab Awakening” ee uu qoray Daariq Ramadaan.Soo ifbixii dhaq-dhaqaaqyadii mucaaradka ahaa ee looga soo horjeeday nidaamyadii kalitalisnimo ee sannadyadii 2011-2012-dii, ee lagu magacaabi jiray Gu’gii Carabta, waxa ay isbaddel ku sameeyeen siyaasadda adduunka Carabta. Natiijooyinkii ka dhashay isbaddeladaasi wali ma cadda, balse waxa ay dadka wax faaqida […]

  • Making Your Bed (Sariirtaada Gogol)

    Generaal William H. McRaven Waa hawlgab ka mid ahaa ciidamada Mareykanka ee Badda, waana taliyihii hore ee hawlgalkii gaarka ahaa ee Joint Special Operations Command (JSOC), sidoo kale waa taliyihii mar soo hoggaaminayey hawlgalka kale ee Special Operations Command Europe (SOCEUR), sidoo kale wuxuu mar u qaabilsanaa isku tagga ciidaamada ee waddamada ku bahoobay ururka […]

  • Mufakiriinta Muslimka ah ee waqtigaan nool.

    Mufakkiriin Muslimiin ah (Qeybta 1aad)Insaanka sifada ugu weyni ee uu uga duwan yahay noolaha kale waa inuu leeyahay caqli fakara, falanqeeya oo furfura mashaakilka, sidoo kale soo kordhiya aqoon, aragtiyo iyo agab tiknoolajiyeed oo sahla nolosha dadka kale. Haddaba, inkastoo ay dadkoo idil fakaraan, haddana waxaa jira qeyb sooc ah oo fakarkoodu uuu gaaray xad […]

  • Maxaad ka taqaana naftaada?

    Madaxweynaha Mareykanka Dold Trump ayaa ku qoray Twitter kiisa inuu yahay qof aad u deggan maskax ahaan iyo jir ahaan, laakiin saxafiyiin badan iyo dadka bulshada ka qosliya ayaa arrintaas ku beeniyey iyagoo sheegay inuu yahay qof aan naftiisa ka war hayn, isna aqoon. Marka laga tago hordhacaan yarka ah cilmi baaris badan iyo buugaag […]

A new podcast from Foreign Policy.LISTEN NOW

  • Khaliil kii Gaalka ahaa Q-2aad

    Maalin kii wuu baxay oo habeenkii baa dam yidhi, waxaa soobaxay xidigihii oo mugdigii baa fiday. Dadkii oodhan ayaa daaqadaha iyo albaabada furtay waxaanay shiteen faynuusyo si ay habeenka u maaweeliyaan. Saacaddaas oo la joogo waxaa Khaliil iyo Raxiil ay fadhiyeen xeedho looxa oo ay ku dul cashaynayeen, si kedisa albaabka ayaa lasoo garaacay waxaana […]

  • Shuruudaha Horumarka شروط النهضة

    Qoraaga buuggan waa Maalik ibnu Nabi oo ah mufakkir iyo Faylasuuf Aljeeriyaan ah, waxa lagu tiriyaa mid amid ah haldoorradii kacdoonkii fikir ee islaamiga ahaa ee qarnigii labaatanaad ka ifbaxay dunida Islaamka. Inta badanna wuxuu dhigaalladiisa uga hadlaa falanqeynta dhacdooyinka waaweyn iyo mashaakilka ka taagan dunida islaamka, gaar ahaan mandaqadda Carabta, kuwaas oo isugu jira […]

Aragti

  • 5 Film oo dhiiragelin ah

    Filimaanta, gaar ahaan kuwa Ameerikaanka ah waxaa loo sameeyaa qaar badan oo ka mida in bulshada lagu dhiirrigeliyo, laguna baddalo hab-fakarkeeda, qaybtood buuggaag dhiirrigelin ah ayaa laga keenay amaba laga qoraa filinka ka dib. Filimaantaas waxay kugu kallifi karaan inaad u fikirto si ka duwan sidii hore ama ka suuraysato waxaadan suureysan jirin. Mararka qaarkood […]

  • Sidee siyaasadda loola gaddiyey Albashiirkii Suudaan?

    Madaxweynihii Sudan Cumar Xasan Al-Bashir waxa uu kamid ahaa madaxdii Carabta ee ugu xukunka dheeraa, balse bishii April ee lasoo dhaafay ayaa lagu qasbay in xilka laga tuuro, kaddib afar bilood oo ay mudaharaadyo is-dabajoog ahi ka socdeen waddooyinka magaalo madaxda Khartuum. Muddadii 30-ka sano ahayd ee uu xilka hayey Al-Bashiir, Sudaan waxa ay ka […]

  • Maxaa lagu xasuusan doona kaligi taliskii Carbeed?

    Natiijadii Kalitalisyadii Carabta, Qarannimo mise Qar katuuris? Markii aad u kuurgasho taariikhda talisyada iyo maamulladii soo maray caalamka carabta illaa laga soo gaaro kuwa casrigaan aan noolnahay jira, dhaqsaba wuxuu fikirkaagu la fiigayaa sida nidaamkooda maamul uu sinnaba uga marneyn kalitalisnimada, oo ay la jirtay ku xadgudubka xuquuqda rayidka, xatooyada hantida dadweynaha, iyo ku noolaashaha […]

  • Ardeyda ay ku adkaadaan kulyadaha jaamacaddu maxaa la gudboon?

    Ardayga inta uu tacliintiisa jaamacadeed ku howlan yahay waxaa lasoo darsa caqabado iyo mashaakil tira badan. Dhibaatooyinkaasi ma ahan kuwa soo booddo ah oo aan lasii fileynin, oo markasta nolosha jaamacadda waa mid si uun caqabadaheeda joogto u yihiin, malaha waaba loogu talagalay si uu ardaygu ugu tababarto habkii iyo hannaankii uu u maareyn lahaa […]

  • Dagaalkii Biafra.

    Dhaxalkii gumeystuhu Afrika kaga tagay waxaa qeyb ka ahaa, kala qeybinta iyo qolo qoleysiga; si gaar ah waxaa farta loogu godaa maxmiyadihii boqortooyada Ingiriiska, taas oo ilbaxnimo fog u lahayd kala qeybinta iyo kala qob qobka ummadaha. Teer iyo jeerkii gumeystuhu uu ka baxay qaaradda Afrika, waxaa haray eelkii uu beeray, taas oo laga dhex […]

  • Maxaa dib u dhigay dunida Saddexaad?

    Shucuubta iyo dowladaha caalamka ka jira waa ay kala duwan yihiin, hadba iyada oo loo eegayo tiro ahaan dadkooda, bed ahaan dhulkooda, hufnaan ahaan siyaasaddooda, kobac ahaan dhaqaalahooda, dhaqan ahaan bulshadooda, tayo ahaan dadkooda, iyo horumar ahaan dalkooda, sidaas awgeed waxaa loogu yeeraa magacyo iyo naanneysyo kala duwan sida: Dowladaha horumaray, Waddamada barwaaqo sooranka, Dowladaha […]

  • Tusbaxu xaggee Soomaalida kasoo galay?

    Tusbaxu wuxuu uga dhignaa dadyowgii rumaysnaa diimaha samaawiga agab ay eebbe ugu dhawaadan iyo waddo kamid ah waddooyinka ay alle ugu cudur daartaan, kuna muujiyaan in ay dembi galeen, waxay taariikhyahannadu sheegaan in ruhbaanta ama wadaaddada diinta Kirishtaanka uu tusbaxu u ahaa hab ay ku cibaadaystaan halka ay muslimiintana u adeegsadaan xisaabinta tirada wardiyada tasbiixda […]

  • Yaa ka mid ahaa ardeydii Midowgii Soviet ka waxbarashada ka helay 1960-1978?

    Qormadaani waxa ay bidhaamineysaa billowgii xiriir dhexmaray dowladdii Soomaaliya ee kacaanka iyo Midowgii Soviet. Xiriirradaas oo gundhiggiisu ahaa in xal loo helo dhibaatooyin ay la kulmi jireen ardaydii Soomaaliyeed ee waxka baran jiray dalalkii hoostagi jiray maamulkii Soviet ka, laga billaabo sannadkii 1960-meeyadii. In laga guul gaaro ama lagu guuldarreystaa nidaamkii waxbarasho ee Midowgii Soviet […]

  • Sharciga nolosha iyo dhaqaalaha ee 20/80

    Dhammaadkii qarnigii 18-aad ayaa dhaqaale-yahan reer Talyaani ah oo lagu magacaabo Vilfredo Pareto ayaa isagoo beertiisa dhex fadhiya maalin waxaa kusoo dhacday aragti, taas oo gadaal ka noqotay mid aa du xiisa badan.

  • Ma u baahannahay xusuus-qor?

    1986 ilaa 2011 Oprah Winfrey waxa ay si xarago leh u daadihin jirtay barnaamijkeedii caan ka ahaa The Oprah Winfrey Show, ee uu ku qasbanaa inuu daawado qofkasta oo jooga qaaradda America ee awoodi karayey inuu gurigiisa Telefishin yaallo. 10 sano gudahood, 1980 ilaa 1990, ayey ku noqotay ‘boqoradda Warbaahinta’, waxa ay abuurtay sumcad iyo magac soo jiitay indhaha caalamka, oo ka durugsan in telefishin laga soo muuqdo kaliya. Waxa ay noqotay deeq-bixiye, ay ku tiirsan yihiin xarumo agoomeed, isbitaallo iyo goobo waxbarasho oo ay iyadu kafaala qaadday, waxaana la guddoonsiiyay abaalmarinta heer madaxweyne ee u dhaq-dhaqaaqa xoriyadda.

  • Milicsi xaaladda Suuriya

    uuuriya waxay gashay marxalad cusub marka loo eego sideeddii sanno ee aynu ka soo gudubnay xaaladdii ay ku sii siqaysay. Kacdoonkii sida lama filaanka ahaa uga qarxay dunida Carabta dabayaaqadii 2010 kii ee lamagac baxay kacdoonkii Gu’ga Carbeed ee ka bilaabmay dalka Tuniisiya ka dib markii uu is gubay wiilkii la odhan jiray Maxamed Al-bu,asiisi 17.12.2010,

  • Yaa dhalay Daacish?

    Xilligii uu Midowga Soofiyeeti doonay in uu ku fido wadamada Aasiya, gaar ahaa dalka Afgaanistaan isla markaana uu ciidanka u diray sanadkii 1979kii, ayaa waxaa isla markaana dunida Islaamka ka soo shaac baxay saamaynta baraarugii fikirka Islaamiga ah.

  • Soomaalida Kenya: Si Jujuub ah Weli ugu Maqan Xabsiyada Boolis ee Qarsoodiga ah

    Soddon jirka Kenyaanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay, Maxamuud Maxamed Cali, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kenya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi. Waxa isaga oo jeebbaysan 22 May 2015 la geeyay meel aan la garanayn, […]

Arrimaha

  • Mufakiriinta Muslimka ah ee waqtigaan nool.

    Mufakkiriin Muslimiin ah (Qeybta 1aad)Insaanka sifada ugu weyni ee uu uga duwan yahay noolaha kale waa inuu leeyahay caqli fakara, falanqeeya oo furfura mashaakilka, sidoo kale soo kordhiya aqoon, aragtiyo iyo agab tiknoolajiyeed oo sahla nolosha dadka kale. Haddaba, inkastoo ay dadkoo idil fakaraan, haddana waxaa jira qeyb sooc ah oo fakarkoodu uuu gaaray xad […]

  • Maxaad ka taqaana naftaada?

    Madaxweynaha Mareykanka Dold Trump ayaa ku qoray Twitter kiisa inuu yahay qof aad u deggan maskax ahaan iyo jir ahaan, laakiin saxafiyiin badan iyo dadka bulshada ka qosliya ayaa arrintaas ku beeniyey iyagoo sheegay inuu yahay qof aan naftiisa ka war hayn, isna aqoon. Marka laga tago hordhacaan yarka ah cilmi baaris badan iyo buugaag […]

  • Dhacdooyin kii dunida ugu saameeynta badnaa.

    6 Dhacdo oo ka mida waxyaabihii dhacay intii dunidu jirtay iyo saameyntii ay rebeeen.1- Gontenberg Printing Press.Dhab ahaantii ma jirto wax la dhihi karo waa shayga ugu saamenta badan adduunka oo ka saameyn badan Gotenberg Printing Press oo saaxaha kusoo biirtay sannadkii 1440. Kahor intii aan la sameyn daabacadda Gotenberg Printing Press, buugaagta waxaa lagu […]

  • Warqaddii Abraham Lincoln u diray macallinka wiilkiisa

    Abraham Lincoln Madaxweynihii 16-aad ee soo mara Mareykanka, ahna nin ka ku sawiran lacagta 5 ta doollar ah, ayaa warqaddaan u qoray macallin ka wiilkiisa, sidaan ayeyna ku billaabaneysaa:- Wiilkeygu maanta ayuu billaabaya iskuulka, waxkastana qariib ayey ku noqon doonaan in muddo ah, waxaan kaa rajeynayaa inaad si akhyaarnimo leh ula dhaqmi doonto. Waa safar […]

  • Khaliil kii Gaalka ahaa.

    Sheekh Cabbaas, wuxuu ahaa mid dhex degan tuulo ku taalla Lubnaan, isaga oo aad moodo inuu yahay Amiir raaciyaddiisii dhex jooga, gurigiisu wuxuu ahaa mid ka sarreeya guryohooda, waxaabad moodaa inuu yahay laan dhebi ah oo ku dhex taal kurtimmo. Maciishadiisuna waxay ahayd mid ka gedisan iyaga, akhlaaqdiisa iyo dhaqamadiisuna waxay ahaayeen kuwo aan lahayn […]

  • Baarlamaan kii ugu horreeyey Soomaaliya

    Nidaamkii xukun ee Soomaaliya ka jiray xilligii gumeystaha kahor waxa uu ahaa mid hoostaga oo ay maamulaan imaamyada, odayaasha dhaqanka, ugaasyada iyo kaabbo qabiillada, halka meelaha qaarkoodna ay ka jireen saldanado iyo boqortooyooyin muuq iyo magac leh sida saldanaddii Cadal iyo boqortooyadii Ajuuraan. Markii uu gummeystaha yimid waxaa isbaddalay hannaankii ay bulshadu isku maamuleysay, awooddii […]

  • BAYAANKii MUQDISHO EE KOOBAAD 1990

    -BAYAANKA MUQDISHO EE KOOBAAD -15-maarso-1990 -Ku: Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre -UJEEDDO: Talooyin lagu gaari karo sulux waddani iyo badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.

  • Saamiya Yuusuf Cumar

    Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd: “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo waxba siinin, iyo qaar ku iibsada adigoo wax walba siiyey”.

  • Carruurta Waddooyinka La Soo Dhigo

    Walwalka aan dareemayo iyo culeyska ugu weyn ee i haystaa ma ahan, inaanan dadka ka aqoon waalidiintii i dhalay, ma ahan inaanan aqoon qabiilka aan ahay, laakiin waa inaan nafteyda been u sheegayey intii aan noola, una sheegi doono inta nolosheyda ka dhiman, taas oo ah inaan sito 3 magac oo aan ogahay iney labo ka mid ah been yihiin” Wiil Bajaaj le ah, oo ka mida ilmaha ku koray xarunta SOS, oo naga codsaday magaciisa iney naan baahin, ayaa sidaas yiri.

  • Saamiya Yuusuf Cumar

    Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd: “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo waxba siinin, iyo qaar ku iibsada adigoo wax walba siiyey”.

Dhambaal

  • Warbixin CIA-du ka diyaarisay heshiiskii Soomaaliya iyo midowgii Soviet

    Soviet-ku waxa uu doonayaa in uu Soomaaliya heshiis la galo sida heshiisyadii ay la galeen dowladaha Masar, Ciraaq iyo Hindiya. Sidoo kale Moscow waxa ay doonaysaa in ay Muqdisho xukunto siyaasad ahaan iyo mabda’ ahaan ba. Waxa ay dedaal ugu jirtaa sidii ay kaalin mug leh ugu yeelan lahayd dhaq-dhaqaaq walba ee ka socda Muqdisho. […]

  • Warqaddii Siilaanyo kasoo diray London 1991

    Maanta, ma muuqdaan wax aastaamo ah, sida calan Soomaaliyeed ama dowlad dhexe nuuc kasta oo ay yihiin. Arrintani waa xaalad aan la mahdin, una muuqata mid aan laga gudbi doonin, laakiin se horey ayaa loo tijaabiyey qalinkana loogu duugay. Si kasta oo ay ahaataba, haddii ay tahay in aan dhisno qaran markale, innaga oo aan dambaskii burburka iyo kala go’ii Maxamed Siyaad Barre uu la tagay aan dib ugu noqonayn, waa in aan xilligan aasaasnaa dowlad adag oo Soomaaliyeed, waxa ayna qaadan doontaa waqti kooban.

  • Warqaddii Madaxweyne Siyaad Barre u diray madaxweynihii Mareykanka.

    Waxa aan kaaga mahadcelinayaa warqaddii aad ii soo dirtay bishii Janaayo, warqaddaas oo aad ii xiiso gelisay markii aan akhriyey. Waxa aan ku faraxsanahay in aan maqlo aragtidaada ku salaysan xoojinta xiriirka labadeenna dal. Tani waxay ahayd rabitaankeyga, sidoo kale dawladda Mareykanka waxay sii wadi doontaa ka shaqeynta sidii loo gaari lahaa ujeedkaas (xoojinta xiriirka labada dal).

  • Dhambaalkii ugu dambeeyay ee Misak Manushyan

    Dhambaalkan waxaa qoray Misak Manushian, halgamaagii Faransiiska ahaa ee asal ahaan ka soo jeeday dalka Armeeniya, uu usoo diray xaaskiisa, saacado ka hor intii aysan toogasho ku dilin ciidamadii Naaziga Jarmalka.

  • Dhambaalkii Axmed Amiin ee u diray wiilkiisa

    Dhambaalkii ku aaddanaa xuquuqda iyo waajibaadka ee uu Qoraagii reer Masar; Axmed Amiin u diray wiilkiisa. Wiilkaygiiyow! Waxaa kusoo kordhay dhallinta da'aaddaada ah fikrado qaldan, waxa ayna tahay ku adkaanshaha baadi goobka xuquuqda, iyaga oo aan tixgelin gudashada waajibaadkooda ku lifaaqan xuquuqdooda.

Guudmar

  • Kacdoonkii Carabta Daariq Ramadan

    Soo koobidda buugga “Islaamka iyo baraarugga Carabta/Islam and Arab Awakening” ee uu qoray Daariq Ramadaan.Soo ifbixii dhaq-dhaqaaqyadii mucaaradka ahaa ee looga soo horjeeday nidaamyadii kalitalisnimo ee sannadyadii 2011-2012-dii, ee lagu magacaabi jiray Gu’gii Carabta, waxa ay isbaddel ku sameeyeen siyaasadda adduunka Carabta. Natiijooyinkii ka dhashay isbaddeladaasi wali ma cadda, balse waxa ay dadka wax faaqida […]

  • Making Your Bed (Sariirtaada Gogol)

    Generaal William H. McRaven Waa hawlgab ka mid ahaa ciidamada Mareykanka ee Badda, waana taliyihii hore ee hawlgalkii gaarka ahaa ee Joint Special Operations Command (JSOC), sidoo kale waa taliyihii mar soo hoggaaminayey hawlgalka kale ee Special Operations Command Europe (SOCEUR), sidoo kale wuxuu mar u qaabilsanaa isku tagga ciidaamada ee waddamada ku bahoobay ururka […]

  • Khaliil kii Gaalka ahaa Q-2aad

    Maalin kii wuu baxay oo habeenkii baa dam yidhi, waxaa soobaxay xidigihii oo mugdigii baa fiday. Dadkii oodhan ayaa daaqadaha iyo albaabada furtay waxaanay shiteen faynuusyo si ay habeenka u maaweeliyaan. Saacaddaas oo la joogo waxaa Khaliil iyo Raxiil ay fadhiyeen xeedho looxa oo ay ku dul cashaynayeen, si kedisa albaabka ayaa lasoo garaacay waxaana […]

  • Shuruudaha Horumarka شروط النهضة

    Qoraaga buuggan waa Maalik ibnu Nabi oo ah mufakkir iyo Faylasuuf Aljeeriyaan ah, waxa lagu tiriyaa mid amid ah haldoorradii kacdoonkii fikir ee islaamiga ahaa ee qarnigii labaatanaad ka ifbaxay dunida Islaamka. Inta badanna wuxuu dhigaalladiisa uga hadlaa falanqeynta dhacdooyinka waaweyn iyo mashaakilka ka taagan dunida islaamka, gaar ahaan mandaqadda Carabta, kuwaas oo isugu jira […]

  • Buugga “The Art of War”: Lix Qaaciddo oo kaa Caawinaya Habfikirka Istiraatiijiga ah.

    Buugga “The Art of War” waa mid kamid ah qoraallada ugu qaddiimsan ee uu bani’aadamka maanta nool awoowayaashiis ka dhaxlay, dhigmadiisa waxa ay ulaabaneysaa qarnigii shanaad Ciise Kahor (C.K), waa muddo hadda laga joogo in ka badan 2500-sano, waxaa qalinka uqaatay mid kamid ah abbaanduulayaashii dunida ugu caansanaa ee taariikhda soo mara, waa Sun Tzu […]

  • Qeybtii 2-aad Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

    Waxaan horay qeyb uga daabacnay kitaabka Xeerarka Horumarka ee uu qoray Dr. Jaasim Suldaan, halkiisii ayaana kasii anbaqaadi doonnaa, halkaan ayaad kasoo akhrisan kartaa qeybta kowaad haddii aadan horay u arag. https://netbeins.com/2019/06/01/xeerarka-horumarka-%D9%82%D9%88%D8%A7%D9%86%D9%8A%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%86%D9%87%D8%B6%D8%A9/ ★ Xeerka 4-aad: kala doorashada Horimaha: “Horukac kasta waxaa uu ubaahan yahay horin billow ah, horin isbaddel ah iyo horin dhisid ah” Horin: […]

  • Team of Teams

    Buugga Team of Teams waxaa wada qoray Janaraal Stanley McChrystal, David Silverman iyo Chris Fussel. Team of Teams waa buug sheekadiisu ku saabsantahay sida loo dhalin karo isbadal. Buuggaan inkasta oo lagu qoray saddax qofood, sheekada buuggu waxa ay ku socataa Genaraal Stanley McChrystal. Waxa uu na ku saabsan yahay muhiimadda ay leedahay in si […]

  • Deng Xiaoping

    Buuggaan inkasta oo uu ku saabsan yahay soo ifbixii Deng Xiaoping iyo hagaajintiisii beddeshay Shiinaha kana dhigtay awood dhaqaale, qof-ka-hadalkan ashqaraarka leh ee uu qoray Ezra Vogel waxa uu saafayaa sida Shiinuhu u noqday mid ka mid ah labada dal ee dunida ugu muhiimsan maanta, isaga oo mar ahaa waddan aad sabool u ah. Isaga […]

  • Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

    Si looga gudbo dhibaatooyinka xadaareed oo ay bulshadu ka cabaneyso, dantu waxay bidday in dib loo eego tijaabooyinkii taariikheed ee aadanuhu soo maray, si loogala soo baxo casharro iyo cibrooyin wax ku qaadasho leh, islamarkaana la abuuro dad leh aragtiyo cadcad oo istiraatijiyeed, lehna dadaallo isku dheellitiran oo ay bulshadu dheefsan karto.Haddaba intii la daraaseenayay […]

  • الإسلام بين الشرق والغرب

    الإسلام بين الشرق والغرب “Qaayaha ay leeyihiin diinta, fanka iyo falsafaddu waxaa kamid ah in ay aragtida insaanka ku jiheeyaan su’aallo, hal-xiraallo iyo raadinta siro qarsoon, taas oo ugu dambeyn gaarsiinaysa in wax uun la garto, inta badanna waxaa dhacda inay wacyi iyo ogaal ukeenaan jahligeenna, ama inay jahligeenna aan dareensaneyn ka dhigaan jahli aynu […]

  • 10 buug oo ay tahay in ardey waliba akhriyo

    Halkaan waxa aan kuugu soo gudbinaynaa 10 buug oo ay tahay in arday kastaa akhriyo, sida ay ku ogaadeen Ra’iyi aruurin ay sameeyeen jarriiradaha New york times, The Guardian iyo Forbes. Iskuulka iyo jaamacadda waxaa laga yaabaa in aad ka barato aqoon kooban oo saacado kooban qaadata, sidaas darteed, waxa aad u baahantahay fursado badan […]

  • Unending Game

    Waxaa laga hayaa John Le Carre oo ahaa qoraa reer UK ah oo wax ka qora arrimaha sirdoonka iyo jawaasiisnimada in uu yiri “Jaajuusnimadu waa xirfad la barto mana dhammaato, waa sida fiilo koronto ah oo dhisme lagu xiray; adiga ayey kugu xiran tahay in aad nalka shiddo iyo in aad iska daysaba.” Buugga – […]

  • The Prince dawadii siyaasiyiinta

    Buugga The Prince waxa qoray Niccolò Machiavelli oo ah faylasuuf, siyaasi iyo hoggaamiye u dhashay dalka Talyaaniga sanadkii 1527-ii. Waxaa lagu tilmaamaa in uu ahaa rugcaddaa siyaasadeed oo muddo ku dhow 13 sano soo hayay jagooyin maamul iyo kuwa dibmlumaasiyeed ba. Waa mid ka mid ah aqoonyahannadii ugu saameynta badnayd casrigii “Renaissance” ee ay reer […]

  • Baqdaad Magaaladii nabadda iyo magaaladii dhiigga.

    Caasimaddii imberyaaliyaddii Cabbasiyyiinta iyo caasimadda Ciraaq ee haatan. Magaaladii ku caanbaxday taariikhda fog iyo ilbaxnimada facaweyn. Magaaladii ku calaameysneyd hodantinnimada iyo horumarka culuumta kala duwan. Magaaladii ku camirneyd aqoonta fanka, fikirka iyo falsafada. Magaaladii ku curatay nabadda. Magaaladii ucabirneyd sida garaangarta iyo goobaabada, magaaladii soo martay waayihii cajabta lahaa mar qurxuuna, marna foolxumada lahaa, mar […]

  • Poor Economics

    Buuggani waxa uu raadinayaa xuluul wax ku'ool ah oo daweyn karta dhibaatada faqri ee ay ka sheeganayaan dadyow badan oo dunidaan guudkeeda saaran, isaga oo soo bandhigaya caddeymo laga helay tirakoobyo, tijaabooyin iyo daraasado laga hirgaliyay dhowr dal oo kamid ah kuwa la tiicaya mushkiladdan faqriga iyo isku filnaan la'aanta ah, middaas oo akhristaha ku dhalineysa dareenno isugu jira danqasho iyo diirnax.

  • The winner stands alone

    The winner stands alone, waa buug sheeko-faneed ah oo uu qoray qoraaga caanka ah ee reer Brazil ee lagu magacaabo Paulo Coelho. Coelho, waxa uu ku dhashay magaalada Rio de Janeiro, ee dalka Brazil sannadkii 1988-dii, buugaagta uu qoray waxaa ugu magacdheer buugga The Alchemist, buuggaasoo in ka badan 11milyan oo nuskhad laga daabacay, kuna baahay dunida oo idil.

  • Why Nations Fail: The Origins of Power, Prosperity, and Poverty.

    Buuggaan waxaa si wadajir ah u qoray labada dhaqaaleyahan ee dunida sida aadka ah looga qaddariyo ee Daron Acemoğlu iyo James A. Robinson. Acemoğlu waa dhaqaaleyahan Ameerikaan ah, asal ahaanna kasoo jeeda dalka Turkiga, ahna cilmi baare iyo bare sare oo ka tirsan mac-hadka tiknoolajiyadda ee Massachusittes, waxaa uuna ku guuleystay billadda abaalmarinta 'John Bates clark' oo lagu tiriyo abaalmarinnada iridda u ah jaa'isada Nobel Prize.

  • The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements

    Qoraagii reer Maraykan ee Eric Hoover (1898-1983), ayaa xilli hadda laga joogo nus qarni iyo dheeraad (1951), waxa uu qoray buug uu cinwaan uga dhigay “The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements”. Buuggan waxa uu inaga kaalmayn karaa in aynu si qoto dheer u fahanno dhibaatooyin badan oo aan casrigan wajaheyno, inaga […]

  • Benazir Bhutto 1953-2007

    [Haldooraddii bariga iyo hoggaankii dumarka siyaasadda ee dunida Muslimka June 21, 1953 - December 27, 2007] Ma jirin waayaheedii haweeney Muslimad ah oo saameyn ku leh siyaasadda dunida, oo raad weyn kaga tagtay dalkeeda iyo dunida oo idil aanan ka aheyn Benazir Bhutto.

  • Becoming

    Becoming waxa uu ka sheekeynayaa nolosha marka hore deggan, marka dambe kulul ee Michele Obama. Waxa uuna si faahfaahsan uga hadlayaa guud ahaan waayaheeda iyo qofnimadeeda cajiibka ah.

  • A Higher Loyalty

    Buugga waxa uu James ku soo bandhigayaa dhacdooyin guud ahaan dunida gaar ahaan Maraykan saamayn wayn ku lahaa sannad doorasheedkii 2016 ee Hillary iyo Trump ku loollamayeen kursiga aqalka cad. Dhacdooyin kale oo ka horreeyay qudhooda waa uu ku qaadaadhigayaa, waxa se xiisaha aadka lehi waa baadhitaankii emaillada Hillary ee sannadkaas doorashada lagu jiray iyo xidhiidhka Trump ee Ruushka.

  • Shoe Dog

    Buuggu waxa uu billowga hore ba si dadban u iftiiminayaa, in ganacsadaha ku haminaya inuu suuqa galo laga doonayo inuu la yimaado fikrad ganacsi oo dunida laga iibinkaro; inuu dajiyo qidad (strategy) uu suuqa ku soo geli karo, isku aaddiyo kooxdii la shaqeyn lahayd; ayna yihiin koox aaminsan mira dhalka fikirkan, kadibna ay si wadajir ah u gaari karaan guulwadareed; u qeybsanta shaqaalaha, milkiilayaasha iyo dadkii curiyey fikradda.

  • Al-Manaar

    Al-Manaar ama majjalah al-manaar waxa uu ahaa warside bille ah oo ka soo bixi jiray dalka Masar inta u dhaxaysa 1898 ilaa 1935. Warsidaha sannad tirsigiisu waxa uu ahaa Hijriga, oo bil kasta oo hijri ah ayuu soo bixi jiray. Sida ku cad hordhaca nuqulka sannadka koowaad ee warsidaha; Al-Manaar waxaa la aasaasay sannadkii 1315 Hijriga.

Sheekooyin

  • Aabe ku aaway?

    Dadku waa sida ubixii oo kale, kuwo waa la jecelyahay, qaarkood waxbaa laga sheegaa, kuwo waa laga taxadaraa, qaar waa la iska hilmaamaa, qaar aad bay caan u yihiin, kuwo na lama soo hadal qaado. Hase ahaatee, haddana sida ubixii oo kale, ayaan dhalanaa innaga oo siyaabo kala duwan u qurxoon. Balse qof walbaa ma […]

  • Tixanaha Shirqooladii KGB Q-2aad

    Waa qeybtii labaad ee dhacdooyinkii tixanaha ahaa ee shirqooladii KGB da ama sirdoonka Ruushka. Qeybtii kowaad ee aan horey usii deynay waxa uu ka hadlayey, xeeladaha kala duwan ee uu sirdoonka Ruushku adeegsato. Waxa aan uga hadalnay dhowr qodob oo farta ku fiiqayey awoodda sirdoon ee Ruushku caalamka ku lahaa xilli hore wilina ku leeyahay […]

  • Abaal iyo Agoon

    Iyadoo 14 jir ah ayaa lagu daray nin waxbadan ka weyn da’ahaan, oo xooga ladnaa dhaqaale ahaan. 7 sano oo ay is qabeen kadib, ayuu ninkeedii geeriyooday, wuxuuna uga tagay 3 carruur ah iyo hantidiisii. Xaas kale iyo ilmo kale kama tagin, sidaas darteed iyada iyo ilmaheedii ayaa loo dhaxlay wixii uu ka tagay ee […]

  • Qorshehoodii iyo kii waqtiga

    Dhallinyaro reer Muqdisho ah, saaxibo ah, aadna isugu xiran isku xaafad iyo isku iskuulna ah, ayaa sanadku markuu ahaa 2002-dii ku heshiinaya marka ay dugsi sare dhammeeyaan iney dibadda waxbarasho u doontaan. Marka laga billaabo xiliga ay qorshaha dejinayaan, dugsiga sare waxey dhammeynayaan 2006, marka loo eego sanad dugsiyeedka iskuulka ay dhigtaan.

  • Guurkii Qarsoodida ahaa

    Hooyo iyo Aabe anigoo yar ayey kala tageen. Aniga Hooyo ayaan la koray. Waxey Hooyo daganeed oo ay nin kale ilmo ugu dhashay tuulo ka mida Shabeelleha Dhexe. Markaan weynaaday ayaan kasoo tagay Hooyo, magaalada Muqdisho ayaan usoo waxbarasho doontay. Waxaa magaalada islaan kale ku qaba Aabe. Xiligii dowladda Aabe askari ayuu ahaa, markii dowladdii dhacday qorigiisi ayuu duugtay, kadib Hoggaamiye Kooxeed yadii Muqdisho mid ka mida ayuu la shaqeysan jiray, oo iskala joogi jiray, isagoo sidaas ah ayaan magaalada imid. Iskuul ayuu I geeyey, guriga islaanta eeddo ahna waala I dajiyey, kadib Aabe waxaan is arki jirnay dhawr kii billood ba mar, oo inta badan wuu maqnaa.

  • Safarkii Burco ilaa Cape Town

    Waxaan la noolahay qoyskeyga magaaladii aan ku dhashay ee Burcana waan ku noolahay, qoyskaaga marka aad la nooshahay, kuray u soo kacayna aad tahay wax badan tabi meysid. Gelin iskuulkaygii Cabdillaahi Bini Cabaas ayaan tagaa, gelinna Private ayaan dhigtaa, fiidkiina masjidka xaafadda ayaan diinta ka raacdaa, oo wadaad aamusane ah ayaa ley yaqaan. Nolosheydu sidaas […]

  • Maxey keeni karaan su’aalaha bulshada ee dhaqanka noqday?

    Qoys ayaa degganaan jiray tuulo ku taalla xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya. Qoysku wuxuu ka koobnaa islaan iyo ninkeeda aan wax carruur ah isudhalin, muddadii ay isqabeen. Waa xilliyadii isku socodku furnaa, ee baabuurta ka soo baxda Waqooyi–bari Kenya ay tagi jireen xadka ay Soomaaliya la wadaagto Jabbuuti, kuwa kasoo baxa Bosaasana ay gaari jireen Gaarisa.

  • Daryeel

    Waa saddex gabdhood oo walaalo ah. Aabbahood ma noola, balse dad ehel ah bay heleen oo noloshooda waa lagu filnaaday

  • Minyaro

    Inan bay gobolkii reerkoodu degay ka soo bariday si ay uga caawiso hawlaha maalinlaha ah ee guriga, waxaana lagu la soo ballamay baddelka kaalmadaas in ay geliso dugsi oo ay waxbarto.

  • Eed kuma lihin Dhalashadeenna

    Hooyadan nasiibkeedu waxa uu siiyay shan gabdhood oo isku xiga. Wacyiga guud ee guunka ah ee fooshaxun ee dheddig ka faanka ah ee bulshada ka dhex jira way ogayd[...]

Turjumid

  • Warqaddii Abraham Lincoln u diray macallinka wiilkiisa

    Abraham Lincoln Madaxweynihii 16-aad ee soo mara Mareykanka, ahna nin ka ku sawiran lacagta 5 ta doollar ah, ayaa warqaddaan u qoray macallin ka wiilkiisa, sidaan ayeyna ku billaabaneysaa:- Wiilkeygu maanta ayuu billaabaya iskuulka, waxkastana qariib ayey ku noqon doonaan in muddo ah, waxaan kaa rajeynayaa inaad si akhyaarnimo leh ula dhaqmi doonto. Waa safar […]

  • Khaliil kii Gaalka ahaa.

    Sheekh Cabbaas, wuxuu ahaa mid dhex degan tuulo ku taalla Lubnaan, isaga oo aad moodo inuu yahay Amiir raaciyaddiisii dhex jooga, gurigiisu wuxuu ahaa mid ka sarreeya guryohooda, waxaabad moodaa inuu yahay laan dhebi ah oo ku dhex taal kurtimmo. Maciishadiisuna waxay ahayd mid ka gedisan iyaga, akhlaaqdiisa iyo dhaqamadiisuna waxay ahaayeen kuwo aan lahayn […]

  • Hoygii Caruuska

    Waxa soo baxay caruuskii iyo weliba caruusaddii iyada oo ay daba socdaan ehelladii oo faraxsan, waxaa lala daba socdaa faynuusyo iftiimaya, waxaa hareeraha kaga jira caruurtii oo ubaxyo qurxoon, uduguna kasoo baxayo la hareer ordaya, halka ay gabdhaha yar-yari isu jiibinayaan hees farxadeed. Ugu dambayntii geedigii waxaa lagu soo hor furay aqalkii ay u jeedeen, […]

  • Ardeygii reer Malaawi ee dabeysha la tartamay!

    The boy who harnessed the wind, waa filim laga sameeyey William Kamkwamba, oo ahaa wiil yar oo bad-baadiyey qoyskiisa iyo deegaankii uu ku noolaa, oo ay haysteen abaar iyo macluul aad xooggan. William waxa uu ku noolaa tuuladda Wimbe oo ku taal dalka Malawi, waxa uu la noolaa aabbihiis, hooyadiis iyo walaashiis. Qisadu waxa ay […]

  • Warda Haani

    Maxaa ka yaab badan oday jantay gabar da' yar oo ka xushay aynigeed oo lugeheeda ku hoos daadiyay wixii ay tabceen dhiiggiisa iyo dhididkiisu, oo midhaha uu hantiyaba ka saara labadeeda gacmood; dabeedna si kedis ah u arkay qalbigii uu dharaaraha iyo habeennada u dhafrayay oo si fudud nin kale uu ku hantiyay, weliba si bilaa daal iyo hanta ah ku helay.

  • Sheekada Sally

    Noloshu waa jaranjaro dadka hadba meel kaa tuurta, balse u hiillisa kuwa dulqaadka iyo sabirka muujiya. Sheekadaan waxaa qortay qoraaga caanka ah ee reer Ingiriis Frances Hodgson Burnett sanadka markii uu ahaa 1963-dii, waxa ay ku saabsan tahay qisada nin hoggaamiye ahaa oo lagu magacaabi jiray Crewe oo ku noolaa dalka Hindiya.

  • Qayla-dhaantii Xabaalaha

    miirku wuxuu fadhiistay gar-goynta kursigeedii, midig iyo bidixna waxaa ka fadhiistay garyaqaannadii iyo cuqaashii waddankiisa, waxaana dhammaan wejiyadooda cabuusan horyaalla kutubtii garsoorka, hareertiisana; waxaa galka seefta ka wada dhuftay askartii oo korna u lalmiyey warmihii iyo hootooyinkoodii; dadkuna waxay u kala baxeen kuwo jacayl iyo dhegayn u yimi, midina waaba mid in xukun lagu rido iyo abaalmarin fal dembiyeed sugaya.

  • Qarankii Jeegaanta

    Dadku mar kasta oo ay i weyddiiyaan “yaad tahay?” waxaa dhahaa waxaan ahay Koonfur Afrikaan. Ka dib ayay ii raaciyaan “Maya-maya, yaad tihiin?” Waagaan yaraa, waxaa la ii sheegi jiray in uu awoowahay ka yimid Hindiya si uu u dhoofsado qasab, laakiin hadda reerkaygu wax xiriir ah lama lahan Hindiya. Sidaa darteed ayaan iraahdaa, “halkan ayaan ku dhashay, noloshayda oo idil halkan ayaan ku qaatay, meel kalana ma aqaan, oo waxaan ahay Koonfur Afrikaan.”

Waayahoodii

  • Taariikh Nololeedkii Istarliin C. Caruush

    Isterliin C. Caruush waxey ahayd halgamaa u dooda arrimaha beni aadamnimada, nabadda, caafimaadka, waxbarashada iyo gargaarka. Waxa ay si weyn uga soo horjeeday qabyaaladdii Soomaalida kala irdheysay, waxeyna u tafaxaydatay sidii ay udabar jari lahayd, waxaa lagu xusuusan doonaa dadaalkii ay ku bixisay rejo soo celinta dalka iyo sidii markale shumaca loogu shidi lahaa qarannimadii […]

  • Taariikhda xukun ee Masar

    Casharro taariikheed ayaa noogu sugan sooyaalka xukun ee dalka Masar. Saddexdii qarni ee ugu dambeysay, kursiga ugu sarreeya ee looga arrimiyo dalkaasi waxaa hoggaamintiisa isaga daba-maray xukaam kala duwan, oo isugu jiray boqorro, salaadiin, khidyawiin, madaxweyneyaal rasmi ah iyo kuwa kumeelgaar ah. Xukaamtaasi waxaa ugu waqti dheeraa Muxammed Cali Baasha oo ay taariikhyahannadu ugu wanqaleen […]

  • Cashar nololeed kii Oseola McCarty

    Adduunka aynu ku noolnahay taariikhda iyo sooyaalku waxa ay u yihiin xaqiiqooyin aan la dafiri karin jiritaankooda oo mudan in casharro iyo tusaalooyin wax ku ool ah laga gunto. Hadda ba, halkaan waxa aan uga sheekeyn doonaa Oseola.Oseola waxa ay ahayd gabar nolol ay hardan iyo rafaad ku laranyihiin usoo joogtay, sidoo kale na ay […]

  • Taariikh Nololeedkii Danjire Maxamed Warsame Cali “Kiimiko”

    Waa silsilad dheer iyo sooyaal siddeetan sano dhirirsan taariikhda Danjire Maxamed Cali Warsame “Kiimiko”, intii uu ifka joogay wuxuu kulansaday magacyada iyo jagooyinka ugu milgaha iyo miisaanka badan ee uu qof aadami ah lahaan lahaa sida: Aqoonyahan, Qoraa, Halgame, Danjire, Siyaasi, U ololeeye Xuquuqda aadanaha, nabaddoon, iyo madaxweynihii ugu horreeyay maamul goboleedka Galmudug iyo la- […]

  • Xusuus qorkii Anne Frank

    “Adduunka oo dhan saameyn ayaan ku yeelanayaa, haddii aan qalinka maalo; dhammaan jabka noloshu i dareensiisayna waa uu qarsoomayaa, waxaa na deris ila noqota dhiirranaan.” Sheekada Anne Frank waxa ay kamid tahay sheekooyin caan baxay ee lix malyan oo Yahuud ah oo ku nafwaayey xasuuqii ba’naa ee Halocaust, ee ahaa gumaadkii ugu darnaa ee taariikhda […]

  • Steve Jobs maskaxdii Technologyadda

    Abdulfattah John Jandali, waa Siiriyaan carab ah, kana soo jeeda qoys maal qabeen ah. Sidii caadada ahayd xilligaas, carruurta bariga dhexe ee reerahoodu hantida haystaan waxey waxbarasho u aadi jireen Lubnaan, Beyruut, gaar ahaan American University of Beirut. Cabdulfataax Jandali isaga oo halkaas kasii wata waxbarashadiisa ayey qalalaase siyaasaddeed ka billowdeen Lubnaan, oo waxaa jiray […]

  • Maxaan ka baran karnaa Maxamed Yuunis?

    Maxamed Yuunis waa dhaqaale-yahan Bangladeshi ah oo abaalmarin u helay Jaa’izada caalamiga ah ee Nobel Peace Prize sannadkii 2006-dii. Waxa uu sidoo kale ahaa aas aasihii iyo agaasimihii guud ee bankiga Grameen oo ah banki bixiya daymaha yaryar si loo caawiyo dadka danyarta ah ee saboolnimadu daashatay, fursad na loo siiyo si ay ganacsiyo yaryar […]

  • Shiikh Maxamed Macallin

    Shiikh Maxamed Macallin waxa uu ahaa wadaad diimeed aad looga yaqaanno dhulweynaha Soomaaliyeed iyo dunida muslimka, wuxuu ahaa caalim ku xeeldheer diinta islaamka gaar ahaan tafsiirka Qur’aanka kariimka. Dadku aad ayay u ixtiraami jireen midkooda yar iyo kooda wayn, midkooda caalimka ah iyo kooda caammada ah; waxaana lagu naaneysaa meelaha qaar “Aabaha baraaruga Soomaaliya”, oo […]

  • Taariikh nololeedkii Shiikh Cali Jimcaale Baraale

    Sheekh Cali jimcaale, waa curadkii Jimcaale Baraale iyo Khadiijo Rooble. Waxa uu ku dhashay xaafadda Coomaar ee ka tirsan Baladweyne sannadkii 1905. Muqdisho ayuu tagay, isaga oo ku billaabay barashada Quraanka, ka hor intii uusan ku biirin iskuullada ay dowladdii gumeystihii Talyaanigu maamuli jirtay. Sannadkii 1934 ayuu ku biiray ciidammadii guumeystaha ee loo yaqaannay Duubcad. Waxa uu ka qeyb qaatay dagaalladdii Taliyaaniga ee la dhihi jiray "Italo-abyssinian war", taas oo sahashay in uu labo sano gudahood ku gaaro darajada "Capo Banda" oo ahayd darajadii Millatari ee ugu sarreysay ee uu gaaro askariga ka tirsan ciidammadii Duubcadda. Horraantii sannadkii 1938, ayuu codsatay in uu ka tago ciidammada isaga oo doortay in uu ka shaqeeyo qeybta maammulka arrimaha gudaha ee gumeystaha "Civil affair Department of the Italian colonial administration".

  • Basaasaddii Yahuudda ugu cimriga dheerayd.

    hawr todobaad ayeey naawishay wax uun jawaab ah oo uga timaadda dhanka MOSSAD, waxa ay sugtaba, waxaa subax iridda xaafaddeeda soo istaagay qof aysan horay u arag oo gacanta ku sida fariin uu ku sheegay in ay qoyskeeda uga timid, kolkay warqadda aqridayna waxaa u caddaatay jihada saxda ah ee ay ka socoto iyo waxa ku dhex xusanba, dhambaalka, waxa uu ka yimid Hay'adda sirdoonka yahuudda ee Mossad waxayna shuula ka codsanayeen in ay meel qarsoon oo lagu dhuumman karo u hesho nin Yahuudi ah oo lagu magacaabo Winkilar, iyudana waa ay kasoo dhalaashay, oo sidii laga filanayay ayay u gudatay hawgalkeedii ugu horeeyay.

  • Geesigii Galoofiska

    Dadku kala duwan, nin baa yaqaan dowrkiisa, udadaala dalkiisa, una shuba dhiigiisa iyo dhuuxiisa, uquba dhidid iyo dheecaanba. Dalalkuna kala duwan, qaar baa nasiibku u hiiliiyey, dadkooduna caawiyey oo nimco iyo naruurro ku nagaaday, qaar kalaa nabad iyo nolol seegay, naxli iyo nabar calfaday, ku noogay oo ku naafoobay, se midkastaa waxa uu ku faanaa qaar ka soocmay dadkiisa, ku gaar noqday damiirka iyo dadnimada, danqashada iyo dareenka, ku dhafray oo udhintayba ka dhabeynta qaddiyadaha iyo mabaadi'da dalkiisa.

  • 10 ka mida mufakiriintii dunida Islaamka

    1- Professor Maxamad Arkuun. Maxamed Arkuun waa caalim u dhashay waddanka Carbeed ee Algeria. Waa aqoon yahay iyo Mufakir. 1928-dii ayaa uu ka dhashay magaalada Toaurirt Mimoun, gaar ahaan xaafadda loo yaqaan Berbar, oo dhacda gobolada waqooyiga ah ee Aljeeriya. Waxa uu kasoo jeeday qoys faqiir ah oo ay aad ugu weyn tahay diinta iyo […]

  • Benazir Bhutto 1953-2007

    [Haldooraddii bariga iyo hoggaankii dumarka siyaasadda ee dunida Muslimka June 21, 1953 - December 27, 2007] Ma jirin waayaheedii haweeney Muslimad ah oo saameyn ku leh siyaasadda dunida, oo raad weyn kaga tagtay dalkeeda iyo dunida oo idil aanan ka aheyn Benazir Bhutto.

  • Mata Hari

    In badan oo kamid ah bini’aadamka waxa ay dersi ka qaataan iskuullada iyo macaahidda, halka kuwa badanna ay noloshu wax barto, dadka ay noloshu casharrada barto waxa ay iskugu jiraan kuwa daruuftu ka hiillisay oo waayuhu waxbareen iyo kuwa ku dhiirraday in ay wakhtiga macallin ka dhigtaan. Daruufaha soo wajaha dadka gaar ahaan kuwa qoyska la xiriira ma ahan kuwa sahlan, waa ayna adag tahay in laga soo kabto haddii uusan qofku muujin karti iyo awood dheeri ah oo sahli karta in uu ka dhex maquurto mowjadaha mashaakil ee ku xeeran.

  • Harriet Tubman

    Harriet Tubman waxa ay ku dhalatay tuulo lagu magacaabo Dorchester, gobolka Maryland ee dhulweynaha Mareykanka sannaddii 1820-kii. Waxa ay kamid ahayd madowgii Mareykanka lagu addoonsan jiray, iyada oo yar ayay ku hoos noolaatay gacan addoonsi oo arxan daran, waxa ayna kala kulantay tacaddiyo aan tiro lahayn iyo xadgudub aan damiirku aqbali karin.

  • Suufiyaddii reer Baraawe

    Qoraallada iyo kaydka taariikheed ee laga hayo duruqa Suufiyadu aad bay u xiiso badan yihiin. Waa wada kalgacal, muxibbo, laabqaadan, hiyikac, xadro iyo muusig, iyo aftahamo. In kasta oo dhaqanka Suufinnimadu uu aad uga da’ weyn yahay diin kasta, haddana waxa hubaal ah in uu nuxur weyn u yeelay diinta Islaamka. Asalka erayga ‘suufi’ fasirro […]

  • Saamiya Yuusuf Cumar

    Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd: “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo waxba siinin, iyo qaar ku iibsada adigoo wax walba siiyey”.

Have a tip? FP offers a variety of ways for you to share information with us securely and anonymously.

Galleries

  • Aabe ku aaway?

    Dadku waa sida ubixii oo kale, kuwo waa la jecelyahay, qaarkood waxbaa laga sheegaa, kuwo waa laga taxadaraa, qaar waa ...

  • Tixanaha Shirqooladii KGB Q-2aad

    Waa qeybtii labaad ee dhacdooyinkii tixanaha ahaa ee shirqooladii KGB da ama sirdoonka Ruushka. Qeybtii kowaad ee aan horey usii ...

Recent

NETBEINS

Cadadka Koowaad | 2019