Type to search

Category: Arrimaha

  • BAYAANKii MUQDISHO EE KOOBAAD 1990

    -BAYAANKA MUQDISHO EE KOOBAAD -15-maarso-1990 -Ku: Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre -UJEEDDO: Talooyin lagu gaari karo sulux waddani iyo badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed.

  • Saamiya Yuusuf Cumar

    Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd: “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo waxba siinin, iyo qaar ku iibsada ...

  • Carruurta Waddooyinka La Soo Dhigo

    Walwalka aan dareemayo iyo culeyska ugu weyn ee i haystaa ma ahan, inaanan dadka ka aqoon waalidiintii i dhalay, ma ahan inaanan aqoon qabiilka aan ahay, laakiin waa inaan nafteyda ...