Type to search

Shuruudaha Horumarka شروط النهضة

All Guudmar

Shuruudaha Horumarka شروط النهضة

Qoraaga buuggan waa Maalik ibnu Nabi oo ah mufakkir iyo Faylasuuf Aljeeriyaan ah, waxa lagu tiriyaa mid amid ah haldoorradii kacdoonkii fikir ee islaamiga ahaa ee qarnigii labaatanaad ka ifbaxay dunida Islaamka. Inta badanna wuxuu dhigaalladiisa uga hadlaa falanqeynta dhacdooyinka waaweyn iyo mashaakilka ka taagan dunida islaamka, gaar ahaan mandaqadda Carabta, kuwaas oo isugu jira […]

Qoraaga buuggan waa Maalik ibnu Nabi oo ah mufakkir iyo Faylasuuf Aljeeriyaan ah, waxa lagu tiriyaa mid amid ah haldoorradii kacdoonkii fikir ee islaamiga ahaa ee qarnigii labaatanaad ka ifbaxay dunida Islaamka. Inta badanna wuxuu dhigaalladiisa uga hadlaa falanqeynta dhacdooyinka waaweyn iyo mashaakilka ka taagan dunida islaamka, gaar ahaan mandaqadda Carabta, kuwaas oo isugu jira dibudhaca xadaaradeed, gumeysiga, faqriga iwm. Waxa uu dhashay sanandkii 1905-tii, waxbarashadiisa hoose iyo dhexe waxa uu ku qaatay dalkiisa Aljeeriya, halka dugsigiisa sare iyo jaamacaddiisana uu ku dhammeystay dalka Faransiiska; buuggan waxa uu soo saaray dabcaddiisa Carabiga ku qoran sannadkii 1960-kii, Allaha unaxriistee Ibnu Nabi...

Lost your password?
Sign Up