Type to search

Baarlamaan kii ugu horreeyey Soomaaliya

Arrimaha

Baarlamaan kii ugu horreeyey Soomaaliya

Nidaamkii xukun ee Soomaaliya ka jiray xilligii gumeystaha kahor waxa uu ahaa mid hoostaga oo ay maamulaan imaamyada, odayaasha dhaqanka, ugaasyada iyo kaabbo qabiillada, halka meelaha qaarkoodna ay ka jireen saldanado iyo boqortooyooyin muuq iyo magac leh sida saldanaddii Cadal iyo boqortooyadii Ajuuraan. Markii uu gummeystaha yimid waxaa isbaddalay hannaankii ay bulshadu isku maamuleysay, awooddii […]

Nidaamkii xukun ee Soomaaliya ka jiray xilligii gumeystaha kahor waxa uu ahaa mid hoostaga oo ay maamulaan imaamyada, odayaasha dhaqanka, ugaasyada iyo kaabbo qabiillada, halka meelaha qaarkoodna ay ka jireen saldanado iyo boqortooyooyin muuq iyo magac leh sida saldanaddii Cadal iyo boqortooyadii Ajuuraan. Markii uu gummeystaha yimid waxaa isbaddalay hannaankii ay bulshadu isku maamuleysay, awooddii xukunka isagaa la wareegay, dadkiina waxa ay billaabeen dhaqdhaqaaq lagu diidayo isbaddelkaasi, laguna baadigoobayo gobannimo iyo madaxbannaani. Intii uu gumeysigu joogay ma jirin aayo ka tashi dhab ah oo ay bulshadu go’aan ugu qaadan kartay arrimaheeda masiiriga ah, balse halgankii ururradii iyo dhaqdhaqaaqyadii gumeysi-diidka ahaa...

Lost your password?
Sign Up