Type to search

Buugga “The Art of War”: Lix Qaaciddo oo kaa Caawinaya Habfikirka Istiraatiijiga ah.

Guudmar

Buugga “The Art of War”: Lix Qaaciddo oo kaa Caawinaya Habfikirka Istiraatiijiga ah.

Buugga “The Art of War” waa mid kamid ah qoraallada ugu qaddiimsan ee uu bani’aadamka maanta nool awoowayaashiis ka dhaxlay, dhigmadiisa waxa ay ulaabaneysaa qarnigii shanaad Ciise Kahor (C.K), waa muddo hadda laga joogo in ka badan 2500-sano, waxaa qalinka uqaatay mid kamid ah abbaanduulayaashii dunida ugu caansanaa ee taariikhda soo mara, waa Sun Tzu […]

Buugga “The Art of War” waa mid kamid ah qoraallada ugu qaddiimsan ee uu bani’aadamka maanta nool awoowayaashiis ka dhaxlay, dhigmadiisa waxa ay ulaabaneysaa qarnigii shanaad Ciise Kahor (C.K), waa muddo hadda laga joogo in ka badan 2500-sano, waxaa qalinka uqaatay mid kamid ah abbaanduulayaashii dunida ugu caansanaa ee taariikhda soo mara, waa Sun Tzu oo ahaa janaraalkii hoggaaminayay ciidammada boqortooyadii la oran jiray “Chai” oo haatan loo yaqaano dalka China, wuxuu ahaa khabiir ku xeeldheer aqoonta iyo falsafadda dagaalka iyo midda caskarnimada. Buugga waa mid caan ah oo aad looga yaqaanno masraxa buugaagta iyo fagaarayaasha aqriska, taariikhyahannada qaar waxa...

Lost your password?
Sign Up