Type to search

Qeybtii 2-aad Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

Guudmar

Qeybtii 2-aad Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

Waxaan horay qeyb uga daabacnay kitaabka Xeerarka Horumarka ee uu qoray Dr. Jaasim Suldaan, halkiisii ayaana kasii anbaqaadi doonnaa, halkaan ayaad kasoo akhrisan kartaa qeybta kowaad haddii aadan horay u arag. https://netbeins.com/2019/06/01/xeerarka-horumarka-%D9%82%D9%88%D8%A7%D9%86%D9%8A%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%86%D9%87%D8%B6%D8%A9/ ★ Xeerka 4-aad: kala doorashada Horimaha: “Horukac kasta waxaa uu ubaahan yahay horin billow ah, horin isbaddel ah iyo horin dhisid ah” Horin: […]

Waxaan horay qeyb uga daabacnay kitaabka Xeerarka Horumarka ee uu qoray Dr. Jaasim Suldaan, halkiisii ayaana kasii anbaqaadi doonnaa, halkaan ayaad kasoo akhrisan kartaa qeybta kowaad haddii aadan horay u arag. https://netbeins.com/2019/06/01/xeerarka-horumarka-%D9%82%D9%88%D8%A7%D9%86%D9%8A%D9%86-%D8%A7%D9%84%D9%86%D9%87%D8%B6%D8%A9/ ★ Xeerka 4-aad: kala doorashada Horimaha: “Horukac kasta waxaa uu ubaahan yahay horin billow ah, horin isbaddel ah iyo horin dhisid ah” Horin: waa koox dad ah, kuwaas oo ay isku dhowdahay heerarkooda fikireed, xirfadeed, dhaqaaleed iyo aqooneed, ayna u dheertahay isku dhawaanshaha awoodahooda iyo ujeeddooyinkooda. Muhiimadda uu leeyahay xeerkaan waa in la xaddido heerarka uu marayo mashruuca horumarka ee bulshadu kacdoonka ka billaabeyso, waayo tijaabooyinka ugu badan...

Lost your password?
Sign Up