Type to search

Team of Teams

Guudmar

Team of Teams

Buugga Team of Teams waxaa wada qoray Janaraal Stanley McChrystal, David Silverman iyo Chris Fussel. Team of Teams waa buug sheekadiisu ku saabsantahay sida loo dhalin karo isbadal. Buuggaan inkasta oo lagu qoray saddax qofood, sheekada buuggu waxa ay ku socataa Genaraal Stanley McChrystal. Waxa uu na ku saabsan yahay muhiimadda ay leedahay in si […]

Buugga Team of Teams waxaa wada qoray Janaraal Stanley McChrystal, David Silverman iyo Chris Fussel. Team of Teams waa buug sheekadiisu ku saabsantahay sida loo dhalin karo isbadal. Buuggaan inkasta oo lagu qoray saddax qofood, sheekada buuggu waxa ay ku socataa Genaraal Stanley McChrystal. Waxa uu na ku saabsan yahay muhiimadda ay leedahay in si koox ah loo wada shaqeeyo, loona wada xiriiro, dhan kastaba ha noqotee. Genaraal Stanley McChrystal waxa uu Ciraaq u aaday si uu u hoggaamiyo Ciidanka isku dhafka ah ee fuliya hawlgallada gaarka ah, isaga oo uu ujeedkiisu yahay wiiqidda iyo burburinta Al Qaacida. Janaraalku markii...

Lost your password?
Sign Up