Type to search

Tixanaha Shirqooladii KGB Q-2aad

Sheekooyin

Tixanaha Shirqooladii KGB Q-2aad

Waa qeybtii labaad ee dhacdooyinkii tixanaha ahaa ee shirqooladii KGB da ama sirdoonka Ruushka. Qeybtii kowaad ee aan horey usii deynay waxa uu ka hadlayey, xeeladaha kala duwan ee uu sirdoonka Ruushku adeegsato. Waxa aan uga hadalnay dhowr qodob oo farta ku fiiqayey awoodda sirdoon ee Ruushku caalamka ku lahaa xilli hore wilina ku leeyahay […]

Waa qeybtii labaad ee dhacdooyinkii tixanaha ahaa ee shirqooladii KGB da ama sirdoonka Ruushka. Qeybtii kowaad ee aan horey usii deynay waxa uu ka hadlayey, xeeladaha kala duwan ee uu sirdoonka Ruushku adeegsato. Waxa aan uga hadalnay dhowr qodob oo farta ku fiiqayey awoodda sirdoon ee Ruushku caalamka ku lahaa xilli hore wilina ku leeyahay adduunka maanta aynu ku nool nahay. Qeybtaan labaad, waxa aan rabnaa in aan sii dabaqabanno document-gii hore. Haddii aadan akhrisan qeybtaas fadlan halkaan kasii akhriso https://netbeins.com/2019/05/27/tixanaha-shirqooladii-kgb-q-1aad/ Sirdoonka Ruushku waxaa loo tababaraa qaab ka duwan sida loo tababaro sirdoonnada kale ee ka jira caalamka. Waxaa lagu...

Lost your password?
Sign Up