Type to search

Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

Guudmar

Xeerarka Horumarka (قوانين النهضة).

Si looga gudbo dhibaatooyinka xadaareed oo ay bulshadu ka cabaneyso, dantu waxay bidday in dib loo eego tijaabooyinkii taariikheed ee aadanuhu soo maray, si loogala soo baxo casharro iyo cibrooyin wax ku qaadasho leh, islamarkaana la abuuro dad leh aragtiyo cadcad oo istiraatijiyeed, lehna dadaallo isku dheellitiran oo ay bulshadu dheefsan karto.Haddaba intii la daraaseenayay […]

Si looga gudbo dhibaatooyinka xadaareed oo ay bulshadu ka cabaneyso, dantu waxay bidday in dib loo eego tijaabooyinkii taariikheed ee aadanuhu soo maray, si loogala soo baxo casharro iyo cibrooyin wax ku qaadasho leh, islamarkaana la abuuro dad leh aragtiyo cadcad oo istiraatijiyeed, lehna dadaallo isku dheellitiran oo ay bulshadu dheefsan karto.Haddaba intii la daraaseenayay sooyaalka taariikeed waxaa lagala soo baxay xeerar iyo qeynuunyo isku duuban oo uu Dr. Jaasim Suldaan ku nashqadeeyay kitaabkiisa lagu magacaabo (قوانين النهضة), ama “Xeerarka Horumarka”. Dr. Jaasim Muxammed Suldaan waa qoraa iyo mufakkir reer Qadar ah, waxa uu daraaseeyaa taariikhda, waxa uu isku howlaa...

Lost your password?
Sign Up