Type to search

Safiiradii Soomaaliya u joogi jiray Mareykanka

Dhacdo

Safiiradii Soomaaliya u joogi jiray Mareykanka

Safiir waa wakiilka rasmiga ah, kaasoo matala danaha waddankiisa, ilaaliyana madaxbannaanida caalamiga ah ee dal walbaa leeyahay. Waa kuwaan liiska Safiirradii Soomaaliya u joogay dalka Mareykanka ilaa markii Soomaaliya dowlad noqotay illaa hadda. 1- Cumar Macallin Maxamed- Safiir. aqoonsi-diblomaasiyadeed (Jannaayo 13, sannadkii 1962-dii ). Dowladdii Cabdirashiid Cali Sharmaake raysalwasaaraha ka ahaa. Waxaa talada dalka Mareykanka […]

Safiir waa wakiilka rasmiga ah, kaasoo matala danaha waddankiisa, ilaaliyana madaxbannaanida caalamiga ah ee dal walbaa leeyahay. Waa kuwaan liiska Safiirradii Soomaaliya u joogay dalka Mareykanka ilaa markii Soomaaliya dowlad noqotay illaa hadda. 1- Cumar Macallin Maxamed- Safiir. aqoonsi-diblomaasiyadeed (Jannaayo 13, sannadkii 1962-dii ). Dowladdii Cabdirashiid Cali Sharmaake raysalwasaaraha ka ahaa. Waxaa talada dalka Mareykanka hayey xilligaas madaxweyne – John f. Kennedy. 2- Axmed Macallin Aaden-Safiir. aqoonsi-diblomaasiyadeed (Luuliyo 27, sannadkii 1965-tii). Dowladdii uu Cabdirisaaq Xaaji Xuseen raysalwasaaraha ka ahaa, waxaa talada dalka Mareykanka hayey xilligaas madaxweyne- Lyndon B. Johnson. 3- Yuusuf Cumar Ashari- Safiir. aqoonsi-Diblomaasiyadeed (Maarso 5, sannadkii 1968-dii). Dowladdii...

Lost your password?
Sign Up