Type to search

Tixanaha Shirqooladii KGB Q-1aad

Dhacdo

Tixanaha Shirqooladii KGB Q-1aad

Kusoo dhawoow dhacdooyin iyo sheeko tixane ah, oo kugu dhaweyn doona arrimo badan iyo shirqoollo ay maleegeen sirdoonka Ruushka ee loo yaqaan KGB. Waxa aad sidoo kale ogaan doontaa, sida ay Ruushku u maalgeliyaan agagixisada, iyaga oo ugu deeqaya hub, tababarro iyo saanad ciidan nuuc kasta oo ay tahay ba. Ururro agagixiso oo fuliyey afduubyo […]

Kusoo dhawoow dhacdooyin iyo sheeko tixane ah, oo kugu dhaweyn doona arrimo badan iyo shirqoollo ay maleegeen sirdoonka Ruushka ee loo yaqaan KGB. Waxa aad sidoo kale ogaan doontaa, sida ay Ruushku u maalgeliyaan agagixisada, iyaga oo ugu deeqaya hub, tababarro iyo saanad ciidan nuuc kasta oo ay tahay ba. Ururro agagixiso oo fuliyey afduubyo loo geystay diyaarado Mareykan ka laga lahaa. Waana kuwaan billowga dhacdooyinku, ee kusoo dhawoow qeybtii kowaad. Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Ruushka oo lagu macagaabo Kursogarf, ayaa xilli habeen ah oo aysan jirin wax iftiin ah haba yaaraadee, karaar ku maraya mawjadaha iyo hirarka...

Lost your password?
Sign Up