Type to search

Warbixin CIA-du ka diyaarisay heshiiskii Soomaaliya iyo midowgii Soviet

Dhambaal

Warbixin CIA-du ka diyaarisay heshiiskii Soomaaliya iyo midowgii Soviet

Soviet-ku waxa uu doonayaa in uu Soomaaliya heshiis la galo sida heshiisyadii ay la galeen dowladaha Masar, Ciraaq iyo Hindiya. Sidoo kale Moscow waxa ay doonaysaa in ay Muqdisho xukunto siyaasad ahaan iyo mabda’ ahaan ba. Waxa ay dedaal ugu jirtaa sidii ay kaalin mug leh ugu yeelan lahayd dhaq-dhaqaaq walba ee ka socda Muqdisho. […]

Soviet-ku waxa uu doonayaa in uu Soomaaliya heshiis la galo sida heshiisyadii ay la galeen dowladaha Masar, Ciraaq iyo Hindiya. Sidoo kale Moscow waxa ay doonaysaa in ay Muqdisho xukunto siyaasad ahaan iyo mabda’ ahaan ba. Waxa ay dedaal ugu jirtaa sidii ay kaalin mug leh ugu yeelan lahayd dhaq-dhaqaaq walba ee ka socda Muqdisho. Dhanka kale Soomaaliya waxa ay doonaysaa taangiyada MIG-21s iyo T-54, si lamid ah Soomaaliya si ay qalab badan oo militari u hesho, waxa ay baahi u qabtaa taageero dhaqaale. Ma aysan gaarin ujeedkoodii Soviet-ku. Soomaaliya waa ay ka madax adaygtahay heshiis dhexmara Soviet Union-ka, sababtoo...

Lost your password?
Sign Up