Type to search

10 buug oo ay tahay in ardey waliba akhriyo

Guudmar

10 buug oo ay tahay in ardey waliba akhriyo

Halkaan waxa aan kuugu soo gudbinaynaa 10 buug oo ay tahay in arday kastaa akhriyo, sida ay ku ogaadeen Ra’iyi aruurin ay sameeyeen jarriiradaha New york times, The Guardian iyo Forbes. Iskuulka iyo jaamacadda waxaa laga yaabaa in aad ka barato aqoon kooban oo saacado kooban qaadata, sidaas darteed, waxa aad u baahantahay fursado badan […]

Halkaan waxa aan kuugu soo gudbinaynaa 10 buug oo ay tahay in arday kastaa akhriyo, sida ay ku ogaadeen Ra’iyi aruurin ay sameeyeen jarriiradaha New york times, The Guardian iyo Forbes. Iskuulka iyo jaamacadda waxaa laga yaabaa in aad ka barato aqoon kooban oo saacado kooban qaadata, sidaas darteed, waxa aad u baahantahay fursado badan si aad garaadkaaga aqooneed sare ugu qaaddo, sidoo kale waxaa jira waddooyin badan oo ay tahay in aad wax ka barato, waxna ku ogaan karto, haddaba kusoo dhaw Liis kaan, Buuggaagta ah. 1- Buugga On Writing- memoir of Craft- ee uu qoray Stephen King. Buuggaani...

Lost your password?
Sign Up