Type to search

Unending Game

Guudmar

Unending Game

Waxaa laga hayaa John Le Carre oo ahaa qoraa reer UK ah oo wax ka qora arrimaha sirdoonka iyo jawaasiisnimada in uu yiri “Jaajuusnimadu waa xirfad la barto mana dhammaato, waa sida fiilo koronto ah oo dhisme lagu xiray; adiga ayey kugu xiran tahay in aad nalka shiddo iyo in aad iska daysaba.” Buugga – […]

Waxaa laga hayaa John Le Carre oo ahaa qoraa reer UK ah oo wax ka qora arrimaha sirdoonka iyo jawaasiisnimada in uu yiri “Jaajuusnimadu waa xirfad la barto mana dhammaato, waa sida fiilo koronto ah oo dhisme lagu xiray; adiga ayey kugu xiran tahay in aad nalka shiddo iyo in aad iska daysaba.” Buugga – The an Ending game- waa buug sirdoonka iyo waaya-aragnimo la xariira si xirfadeysan usoo bandhigaya sidoo kalana tusaalooyin ka bixinaya arrimaha xuuraansiga ee caalamku la daalaadhacayo. The An Ending Game waxa uu kamid yahay buugaagta ugu hadal haynta badan, isla markaasna ugu iibsiga badan adduunka....

Lost your password?
Sign Up