Type to search

The Prince dawadii siyaasiyiinta

Guudmar

The Prince dawadii siyaasiyiinta

Buugga The Prince waxa qoray Niccolò Machiavelli oo ah faylasuuf, siyaasi iyo hoggaamiye u dhashay dalka Talyaaniga sanadkii 1527-ii. Waxaa lagu tilmaamaa in uu ahaa rugcaddaa siyaasadeed oo muddo ku dhow 13 sano soo hayay jagooyin maamul iyo kuwa dibmlumaasiyeed ba. Waa mid ka mid ah aqoonyahannadii ugu saameynta badnayd casrigii “Renaissance” ee ay reer […]

Buugga The Prince waxa qoray Niccolò Machiavelli oo ah faylasuuf, siyaasi iyo hoggaamiye u dhashay dalka Talyaaniga sanadkii 1527-ii. Waxaa lagu tilmaamaa in uu ahaa rugcaddaa siyaasadeed oo muddo ku dhow 13 sano soo hayay jagooyin maamul iyo kuwa dibmlumaasiyeed ba. Waa mid ka mid ah aqoonyahannadii ugu saameynta badnayd casrigii “Renaissance” ee ay reer galbeedku gaareen horumarrada ballaaran ee kor u qaaday ogaalkooda iyo aqoonta adduunka ba, kana soo saaray dib- u dhacyadii hareeyay qarniyadii dhexe. Buugaagtiisa kan ugu caansan ee adduunka ugu saamaynta badan waa kan, aan hadda ka hadleyno ee The Prince, kaas oo la daabacay sannadkii...

Lost your password?
Sign Up