Type to search

Shiikh Maxamed Macallin

Waayahoodii

Shiikh Maxamed Macallin

Shiikh Maxamed Macallin waxa uu ahaa wadaad diimeed aad looga yaqaanno dhulweynaha Soomaaliyeed iyo dunida muslimka, wuxuu ahaa caalim ku xeeldheer diinta islaamka gaar ahaan tafsiirka Qur’aanka kariimka. Dadku aad ayay u ixtiraami jireen midkooda yar iyo kooda wayn, midkooda caalimka ah iyo kooda caammada ah; waxaana lagu naaneysaa meelaha qaar “Aabaha baraaruga Soomaaliya”, oo […]

Shiikh Maxamed Macallin waxa uu ahaa wadaad diimeed aad looga yaqaanno dhulweynaha Soomaaliyeed iyo dunida muslimka, wuxuu ahaa caalim ku xeeldheer diinta islaamka gaar ahaan tafsiirka Qur’aanka kariimka. Dadku aad ayay u ixtiraami jireen midkooda yar iyo kooda wayn, midkooda caalimka ah iyo kooda caammada ah; waxaana lagu naaneysaa meelaha qaar “Aabaha baraaruga Soomaaliya”, oo xilligiisa waxa uu dadaal nafhurnimo ah galiyay sidii ay ummaddu ufahmi lahaayeen diinta iyo aragtida Nololeed uu Islaamku xambaarsan yahay, isaga oo umaraya Sharaxa iyo tafsiirka Qur’aanka. Shiikh Maxamed Macallin waxa uu ku dhashay magaalada Buur-hakaba ee gobolka Baay, sanadkii 1934-kii. Qur’aanka ayuu xifdiyay isaga...

Lost your password?
Sign Up