Type to search

Sharciga nolosha iyo dhaqaalaha ee 20/80

Aragti

Sharciga nolosha iyo dhaqaalaha ee 20/80

Dhammaadkii qarnigii 18-aad ayaa dhaqaale-yahan reer Talyaani ah oo lagu magacaabo Vilfredo Pareto ayaa isagoo beertiisa dhex fadhiya maalin waxaa kusoo dhacday aragti, taas oo gadaal ka noqotay mid aa du xiisa badan.

Xeerka boqolkiiba hal: Maxay tahay sababta dad yari u helaan faa’iidada ugu badan nolosha iyo adduunyada? Dhammaadkii qarnigii 18-aad ayaa dhaqaale-yahan reer Talyaani ah oo lagu magacaabo Vilfredo Pareto ayaa isagoo beertiisa dhex fadhiya maalin waxaa kusoo dhacday aragti, taas oo gadaal ka noqotay mid aa du xiisa badan. Aqoonyahan Pareto waxaa uu ogaaday in tiro yar oo geedaha beertiisa ka baxa ka mida ay soo saaraan tirada ugu badan ee miraha beertiisa ka baxa. Pareto waxaa uu ahaa aqoonyahan ku fiican xisaabta iyo dhaqaalaha, sidaas darteed aragtidiisu waxaa ay ku salaysnayd xisaab iyo xaqiiqo muuqatay. Pareto dhaxalkii uu ka...

Lost your password?
Sign Up