Type to search

Baqdaad Magaaladii nabadda iyo magaaladii dhiigga.

Guudmar

Baqdaad Magaaladii nabadda iyo magaaladii dhiigga.

Caasimaddii imberyaaliyaddii Cabbasiyyiinta iyo caasimadda Ciraaq ee haatan. Magaaladii ku caanbaxday taariikhda fog iyo ilbaxnimada facaweyn. Magaaladii ku calaameysneyd hodantinnimada iyo horumarka culuumta kala duwan. Magaaladii ku camirneyd aqoonta fanka, fikirka iyo falsafada. Magaaladii ku curatay nabadda. Magaaladii ucabirneyd sida garaangarta iyo goobaabada, magaaladii soo martay waayihii cajabta lahaa mar qurxuuna, marna foolxumada lahaa, mar […]

Caasimaddii imberyaaliyaddii Cabbasiyyiinta iyo caasimadda Ciraaq ee haatan. Magaaladii ku caanbaxday taariikhda fog iyo ilbaxnimada facaweyn. Magaaladii ku calaameysneyd hodantinnimada iyo horumarka culuumta kala duwan. Magaaladii ku camirneyd aqoonta fanka, fikirka iyo falsafada. Magaaladii ku curatay nabadda. Magaaladii ucabirneyd sida garaangarta iyo goobaabada, magaaladii soo martay waayihii cajabta lahaa mar qurxuuna, marna foolxumada lahaa, mar qaboobaa marna qiiqa lahaa, mar colaaddu hurineysay marna nabaddu wada gaartay, waa magaalada Baqdaad` e; tan horumarkeddii iyo hooggeediiba uu buuggani lafagurayo, buuggani waa qalinkii taariikhyahanka, dhulmareenka iyo saxafiga reer Ingiriis ee Justin Marozzi. Marozzi waa taariikhyahan ku caan ah safarrada dhaadheer ee dhulka lagu...

Lost your password?
Sign Up