Type to search

Poor Economics

Guudmar

Poor Economics

Buuggani waxa uu raadinayaa xuluul wax ku'ool ah oo daweyn karta dhibaatada faqri ee ay ka sheeganayaan dadyow badan oo dunidaan guudkeeda saaran, isaga oo soo bandhigaya caddeymo laga helay tirakoobyo, tijaabooyin iyo daraasado laga hirgaliyay dhowr dal oo kamid ah kuwa la tiicaya mushkiladdan faqriga iyo isku filnaan la'aanta ah, middaas oo akhristaha ku dhalineysa dareenno isugu jira danqasho iyo diirnax.

Buuggan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday labada dhaqaaleyahan Abhijit Banerjee iyo Esther Duflo, ahna laba professor oo ka tirsan machadka Massachusetts Institute of Technology (MIT). Buuggani waxa uu raadinayaa xuluul wax ku’ool ah oo daweyn karta dhibaatada faqri ee ay ka sheeganayaan dadyow badan oo dunidaan guudkeeda saaran, isaga oo soo bandhigaya caddeymo laga helay tirakoobyo, tijaabooyin iyo daraasado laga hirgaliyay dhowr dal oo kamid ah kuwa la tiicaya mushkiladdan faqriga iyo isku filnaan la’aanta ah, middaas oo akhristaha ku dhalineysa dareenno isugu jira danqasho iyo diirnax. Si gaar ah buuggu waxa uu diiradda usaarayaa nolosha dadyowga dega Koonfur-bari...

Lost your password?
Sign Up