Type to search

Warqaddii Siilaanyo kasoo diray London 1991

Dhambaal

Warqaddii Siilaanyo kasoo diray London 1991

Maanta, ma muuqdaan wax aastaamo ah, sida calan Soomaaliyeed ama dowlad dhexe nuuc kasta oo ay yihiin. Arrintani waa xaalad aan la mahdin, una muuqata mid aan laga gudbi doonin, laakiin se horey ayaa loo tijaabiyey qalinkana loogu duugay. Si kasta oo ay ahaataba, haddii ay tahay in aan dhisno qaran markale, innaga oo aan dambaskii burburka iyo kala go’ii Maxamed Siyaad Barre uu la tagay aan dib ugu noqonayn, waa in aan xilligan aasaasnaa dowlad adag oo Soomaaliyeed, waxa ayna qaadan doontaa waqti kooban.

Baaq ku socda Ururka S.N.M Soo jeedin: Habdhismeed Dowlad ku meel-gaar ah Soo-jeediye: Axmed Maxamed Siilaanyo London, Maarso 1991 Qeybta KoowaadQodobbo horudhac ah Maanta, ma muuqdaan wax aastaamo ah, sida calan Soomaaliyeed ama dowlad dhexe nuuc kasta oo ay yihiin. Arrintani waa xaalad aan la mahdin, una muuqata mid aan laga gudbi doonin, laakiin se horey ayaa loo tijaabiyey qalinkana loogu duugay. Si kasta oo ay ahaataba, haddii ay tahay in aan dhisno qaran markale, innaga oo aan dambaskii burburka iyo kala go’ii Maxamed Siyaad Barre uu la tagay aan dib ugu noqonayn, waa in aan xilligan aasaasnaa dowlad adag...

Lost your password?
Sign Up