Type to search

Taariikh nololeedkii Shiikh Cali Jimcaale Baraale

Waayahoodii

Taariikh nololeedkii Shiikh Cali Jimcaale Baraale

Sheekh Cali jimcaale, waa curadkii Jimcaale Baraale iyo Khadiijo Rooble. Waxa uu ku dhashay xaafadda Coomaar ee ka tirsan Baladweyne sannadkii 1905. Muqdisho ayuu tagay, isaga oo ku billaabay barashada Quraanka, ka hor intii uusan ku biirin iskuullada ay dowladdii gumeystihii Talyaanigu maamuli jirtay. Sannadkii 1934 ayuu ku biiray ciidammadii guumeystaha ee loo yaqaannay Duubcad. Waxa uu ka qeyb qaatay dagaalladdii Taliyaaniga ee la dhihi jiray "Italo-abyssinian war", taas oo sahashay in uu labo sano gudahood ku gaaro darajada "Capo Banda" oo ahayd darajadii Millatari ee ugu sarreysay ee uu gaaro askariga ka tirsan ciidammadii Duubcadda. Horraantii sannadkii 1938, ayuu codsatay in uu ka tago ciidammada isaga oo doortay in uu ka shaqeeyo qeybta maammulka arrimaha gudaha ee gumeystaha "Civil affair Department of the Italian colonial administration".

Sheekh Cali jimcaale, waa curadkii Jimcaale Baraale iyo Khadiijo Rooble. Waxa uu ku dhashay tuulada Coomaad ee ka tirsan Gobolka Hiiraan sannadkii 1905. Muqdisho ayuu tagay, isaga oo ku billaabay barashada Quraanka, ka hor intii uusan ku biirin iskuullada ay dowladdii gumeystihii Talyaanigu maamuli jirtay. Sannadkii 1934 ayuu ku biiray ciidammadii guumeystaha ee loo yaqaannay Duubcad. Waxa uu ka qeyb qaatay dagaalladdii Taliyaaniga ee la dhihi jiray “Italo-abyssinian war”, taas oo sahashay in uu labo sano gudahood ku gaaro darajada “Capo Banda” oo ahayd darajadii Millatari ee ugu sarreysay ee uu gaaro askariga ka tirsan ciidammadii Duubcadda. Horraantii sannadkii 1938,...

Lost your password?
Sign Up