Type to search

Ardeygii reer Malaawi ee dabeysha la tartamay!

Turjumid

Ardeygii reer Malaawi ee dabeysha la tartamay!

The boy who harnessed the wind, waa filim laga sameeyey William Kamkwamba, oo ahaa wiil yar oo bad-baadiyey qoyskiisa iyo deegaankii uu ku noolaa, oo ay haysteen abaar iyo macluul aad xooggan. William waxa uu ku noolaa tuuladda Wimbe oo ku taal dalka Malawi, waxa uu la noolaa aabbihiis, hooyadiis iyo walaashiis. Qisadu waxa ay […]

The boy who harnessed the wind, waa filim laga sameeyey William Kamkwamba, oo ahaa wiil yar oo bad-baadiyey qoyskiisa iyo deegaankii uu ku noolaa, oo ay haysteen abaar iyo macluul aad xooggan. William waxa uu ku noolaa tuuladda Wimbe oo ku taal dalka Malawi, waxa uu la noolaa aabbihiis, hooyadiis iyo walaashiis. Qisadu waxa ay ku billaamaysaa tuulada, ka hor inta aysan ka dhicin abaaraha iyo jaagadu. xilligu waa abaara sannadkii 2000, William waxa uu dhigtaa iskuul dowladda hoos taga oo ku yaal tuulada, waalidkiis waxa ay dad iyo jeer ku dadaalaan sidii uu meel sare uga gaari lahaa waxbarashada....

Lost your password?
Sign Up