Type to search

The winner stands alone

Guudmar

The winner stands alone

The winner stands alone, waa buug sheeko-faneed ah oo uu qoray qoraaga caanka ah ee reer Brazil ee lagu magacaabo Paulo Coelho. Coelho, waxa uu ku dhashay magaalada Rio de Janeiro, ee dalka Brazil sannadkii 1988-dii, buugaagta uu qoray waxaa ugu magacdheer buugga The Alchemist, buuggaasoo in ka badan 11milyan oo nuskhad laga daabacay, kuna baahay dunida oo idil.

The winner stands alone, waa buug sheeko-faneed ah oo uu qoray qoraaga caanka ah ee reer Brazil ee lagu magacaabo Paulo Coelho. Coelho, waxa uu ku dhashay magaalada Rio de Janeiro, ee dalka Brazil sannadkii 1988-dii, buugaagta uu qoray waxaa ugu magacdheer buugga The Alchemist, buuggaasoo in ka badan 11milyan oo nuskhad laga daabacay, kuna baahay dunida oo idil. Buugga waxa uu masraxa buugaagta kusoo biiray sannadkii 2008-dii, isaga oo ku qornaa luuqadda Portuguese-ka inkastoo mar dambe loo turjumay Afka Ingiriiska iyo Afaf kale oo badan sida Afka Faransiiska. Waxa uu tusaale iyo turjumaad ka bixinayaa qaab dhaqanka taban iyo...

Lost your password?
Sign Up