Type to search

Why Nations Fail: The Origins of Power, Prosperity, and Poverty.

Guudmar

Why Nations Fail: The Origins of Power, Prosperity, and Poverty.

Buuggaan waxaa si wadajir ah u qoray labada dhaqaaleyahan ee dunida sida aadka ah looga qaddariyo ee Daron Acemoğlu iyo James A. Robinson. Acemoğlu waa dhaqaaleyahan Ameerikaan ah, asal ahaanna kasoo jeeda dalka Turkiga, ahna cilmi baare iyo bare sare oo ka tirsan mac-hadka tiknoolajiyadda ee Massachusittes, waxaa uuna ku guuleystay billadda abaalmarinta 'John Bates clark' oo lagu tiriyo abaalmarinnada iridda u ah jaa'isada Nobel Prize.

Buuggaan waxaa si wadajir ah u qoray labada dhaqaaleyahan ee dunida sida aadka ah looga qaddariyo ee Daron Acemoğlu iyo James A. Robinson. Acemoğlu waa dhaqaaleyahan Ameerikaan ah, asal ahaanna kasoo jeeda dalka Turkiga, ahna cilmi baare iyo bare sare oo ka tirsan mac-hadka tiknoolajiyadda ee Massachusittes, waxaa uuna ku guuleystay billadda abaalmarinta ‘John Bates clark’ oo lagu tiriyo abaalmarinnada iridda u ah jaa’isada Nobel Prize. Robinson isna waa khabiir ku takhasusay cilmiga siyaasadda iyo dhaqaalaha, waa bare sarre oo wax kasoo dhigay jaamacadaha ugu caansan caalamka sida Harvard, Chicago, Barkaley, California iyo machadka Harriss ee culuumta siyaasadda, waxaa uuna...

Lost your password?
Sign Up