Type to search

The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements

Guudmar

The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements

Qoraagii reer Maraykan ee Eric Hoover (1898-1983), ayaa xilli hadda laga joogo nus qarni iyo dheeraad (1951), waxa uu qoray buug uu cinwaan uga dhigay “The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements”. Buuggan waxa uu inaga kaalmayn karaa in aynu si qoto dheer u fahanno dhibaatooyin badan oo aan casrigan wajaheyno, inaga […]

Qoraagii reer Maraykan ee Eric Hoover (1898-1983), ayaa xilli hadda laga joogo nus qarni iyo dheeraad (1951), waxa uu qoray buug uu cinwaan uga dhigay “The True Believer: Thoughts on the Nature of Mass Movements”. Buuggan waxa uu inaga kaalmayn karaa in aynu si qoto dheer u fahanno dhibaatooyin badan oo aan casrigan wajaheyno, inaga iyo bulshooyin badan oo caalamka kamid ah, sida dhaqdhaqaaqyada asal raaca ah, kuwa xagjirka ah ilaa kuwa argagixisada. Bandhigga buuggan markii uusoo baxayay waxaa kaalin muuqata ka qaatay madaxwaynihii 34-aad ee dalka Mareykanka Jenaraal Eisenhower oo isagoo ku guda jira shir jaraa’id ku hal qabsaday...

Lost your password?
Sign Up