Type to search

Safarkii Burco ilaa Cape Town

Sheekooyin

Safarkii Burco ilaa Cape Town

Waxaan la noolahay qoyskeyga magaaladii aan ku dhashay ee Burcana waan ku noolahay, qoyskaaga marka aad la nooshahay, kuray u soo kacayna aad tahay wax badan tabi meysid. Gelin iskuulkaygii Cabdillaahi Bini Cabaas ayaan tagaa, gelinna Private ayaan dhigtaa, fiidkiina masjidka xaafadda ayaan diinta ka raacdaa, oo wadaad aamusane ah ayaa ley yaqaan. Nolosheydu sidaas […]

Waxaan la noolahay qoyskeyga magaaladii aan ku dhashay ee Burcana waan ku noolahay, qoyskaaga marka aad la nooshahay, kuray u soo kacayna aad tahay wax badan tabi meysid. Gelin iskuulkaygii Cabdillaahi Bini Cabaas ayaan tagaa, gelinna Private ayaan dhigtaa, fiidkiina masjidka xaafadda ayaan diinta ka raacdaa, oo wadaad aamusane ah ayaa ley yaqaan. Nolosheydu sidaas ayey isu soo celcelisaa oo maalmaheygu waa isku waji kala taariikh duwan. Waa 2003-dii, da’deyduna 16 sano ayeey madax gelisay, dugsigii dhexe ayaana sanad dugsiyeedkaas ii dhammaaday, xafladdii shahaadada eynu ku guddoomaynay, hadal uu maamulaha iskuulku na yiri ayaaanan wali ilaawin. Wuxuu nagu yiri “Shahaadadan...

Lost your password?
Sign Up