Type to search

10 ka mida mufakiriintii dunida Islaamka

Waayahoodii

10 ka mida mufakiriintii dunida Islaamka

1- Professor Maxamad Arkuun. Maxamed Arkuun waa caalim u dhashay waddanka Carbeed ee Algeria. Waa aqoon yahay iyo Mufakir. 1928-dii ayaa uu ka dhashay magaalada Toaurirt Mimoun, gaar ahaan xaafadda loo yaqaan Berbar, oo dhacda gobolada waqooyiga ah ee Aljeeriya. Waxa uu kasoo jeeday qoys faqiir ah oo ay aad ugu weyn tahay diinta iyo […]

1- Professor Maxamad Arkuun. Maxamed Arkuun waa caalim u dhashay waddanka Carbeed ee Algeria. Waa aqoon yahay iyo Mufakir. 1928-dii ayaa uu ka dhashay magaalada Toaurirt Mimoun, gaar ahaan xaafadda loo yaqaan Berbar, oo dhacda gobolada waqooyiga ah ee Aljeeriya. Waxa uu kasoo jeeday qoys faqiir ah oo ay aad ugu weyn tahay diinta iyo Sunnadu. Waxa uu aadi jiray dugsi hoose oo ku yaallay isla xaafaddiisa illaa uu ka gaaro da’da 9 sano jirka. Jaamacadda Sabborne ee Paris ku taal ayuu ka bartay, qeybta Suugaanta (litrature) sidoo kale intii uu jaamacadda ku jiray waxa uu qaabeeyay sumcaddiisa qofnimo iyo...

Lost your password?
Sign Up