Type to search

Benazir Bhutto 1953-2007

Guudmar Waayahoodii

Benazir Bhutto 1953-2007

[Haldooraddii bariga iyo hoggaankii dumarka siyaasadda ee dunida Muslimka June 21, 1953 - December 27, 2007] Ma jirin waayaheedii haweeney Muslimad ah oo saameyn ku leh siyaasadda dunida, oo raad weyn kaga tagtay dalkeeda iyo dunida oo idil aanan ka aheyn Benazir Bhutto.

Haldooraddii bariga iyo hoggaankii dumarka siyaasadda ee dunida Muslimka June 21, 1953 – December 27, 2007] Ma jirin waayaheedii haweeney Muslimad ah oo saameyn ku leh siyaasadda dunida, oo raad weyn kaga tagtay dalkeeda iyo dunida oo idil aanan ka aheyn Benazir Bhutto. Benasir waxa ay ahayd siyaasi rugcadaa ah oo saameyn iyo waxqabad dhaxalgal ah uga tagtay dalka Pakistan, oo ay kasoo jeeday dhalasho ahaan, waxa ay u babacdhigtay inay la tartanto siyaasiyiin magac iyo tun weyn ku lahaa dalkaas, oo xisbiyo iyo ururro kala duwan kamid ahaa, mid kastaana ole-ole siyaasadeed oo kursi-goob ah u caaltaagayey. Dhabnimada tartankeeda...

Lost your password?
Sign Up