Type to search

Nagu saabsan/ About us

About NETBEINS

Nagu saabsan/ About us

Ku saabsan Netbeins   Shirkadda Netbeins, waxaa lagu aasaasay magaalada Muqdisho sanadka 2018. Netbeins waa shirkad warbaahineed oo ku iibisa Internet ka macluumaad iyo xogo ay iyadu hubisay, kadibna ay ku baahisay barteeda Internet ka ee www.netbeins.com. Shirkaddu waxey Internet ka ku iibineysa xogaha ay iyadu soo baartay, kuwaas oo ay ka heshay ilo lagu […]

Ku saabsan Netbeins  

Shirkadda Netbeins, waxaa lagu aasaasay magaalada Muqdisho sanadka 2018. Netbeins waa shirkad warbaahineed oo ku iibisa Internet ka macluumaad iyo xogo ay iyadu hubisay, kadibna ay ku baahisay barteeda Internet ka ee www.netbeins.com. Shirkaddu waxey Internet ka ku iibineysa xogaha ay iyadu soo baartay, kuwaas oo ay ka heshay ilo lagu kalsoonaan karo, una sahlaya aqristaha inuu helo xog ka maqan iyo macluumaad dheeri ah oo ku saabsan arrimaha bulshada, taariikhda, sheekoyiknka iyo qisooyinka dadka. Xogta ay Netbeins Internet ka ku baahineyso waxey isugu jiri kartaa qoraal iyo muuqaal, mid kasta xuquuqdiisa iyada ayaa iska leh ama waxey kasoo I ibsatay ama kasoo xigatay cid u ogolaatay.  

Netbeins waxey hiigsaneysa iney noqoto isha keliya ee laga helo macluumadka arrimaha bulshada, siyaasadda, dhaqaalaha,  Taariikhda iyo dhacdooyinka ay tahay iney bulshadu waxka barato.  

Si aad u aqristuhu u helo macluumaad ballaaran kala duwan, keliya waxey uga xirantahay inuu galo www.netbeins.com, kadibna sameysto account isaga ugaar ah si uu u rukunto xogaha kala duwan ee uga soo baxa sida maalin laha Netbeins.  

About Netbeins 

NEBBEINS “Discovering Social issues, Telling human stories & History. 

Netbeins Company was established in the capital city of Mogadishu, in 2018. Netbeins is a Media Company which will sell confirmed information reports and then publishes on its website. www.netbeins.com  This media Company will share inspected facts that they receive from trusted sources and will make sure readers to get informed.   

Information that Netbeins intended to share will include: credited written reports, videos and other possible multi-media contents. 

Netbeins’ ambition is to be the lead media company that you can get information’s about social affairs, politics, economics, telling human stories and history that people would need to know.  

Hence, to get massive and different kinds of information, as well interested stories just visit our website www.netbeins.com then create an account to receive daily updates from netbeins.