Type to search

Saamiya Yuusuf Cumar

Arrimaha

Saamiya Yuusuf Cumar

Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd: “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo waxba siinin, iyo qaar ku iibsada adigoo wax walba siiyey”.

Haddii Soomaaliya fursad u heli lahayd in ay hadasho, malaha waxa ay ku billaabi laheyd, “Waxaa jira qaar nafta kuu hura adiga oo aan waxba siinnin, iyo qaar ku iibsada adigoo wax walba siiyey!” Qisada Saamiya waa mid kamid ah kuwa ugu xanuunka badan dunida, waa mid kamid ah kuwa ugu dareen taabashada leh, waana mid kamid ah kuwa ugu culus ee aysan dhaguhu xamili karin dhageysigooda. Saamiya waxa ay ahayd ciyaaryahan orodyahan ah, geesiyad haldoorad ah, waddaniyad howl badan oo hankeedu ahaa soo celinta sarreynta iyoa sumcadda Soomaaliya. Dabcan waxa ay kamid ahayd ubadkii dhashay kadib burburkii iyo qaran-jabkii...

Lost your password?
Sign Up