Type to search

Carruurta Waddooyinka La Soo Dhigo

Arrimaha

Carruurta Waddooyinka La Soo Dhigo

Walwalka aan dareemayo iyo culeyska ugu weyn ee i haystaa ma ahan, inaanan dadka ka aqoon waalidiintii i dhalay, ma ahan inaanan aqoon qabiilka aan ahay, laakiin waa inaan nafteyda been u sheegayey intii aan noola, una sheegi doono inta nolosheyda ka dhiman, taas oo ah inaan sito 3 magac oo aan ogahay iney labo ka mid ah been yihiin” Wiil Bajaaj le ah, oo ka mida ilmaha ku koray xarunta SOS, oo naga codsaday magaciisa iney naan baahin, ayaa sidaas yiri.

“Walwalka aan dareemayo iyo culeyska ugu weyn ee i haystaa ma ahan, inaanan dadka ka aqoon waalidiintii i dhalay, ma ahan inaanan aqoon qabiilka aan ahay, laakiin waa inaan nafteyda been u sheegayey intii aan noola, una sheegi doono inta nolosheyda ka dhiman, taas oo ah inaan sito 3 magac oo aan ogahay iney labo ka mid ah been yihiin” Wiil Bajaaj le ah, oo ka mida ilmaha ku koray xarunta SOS, oo naga codsaday magaciisa iney naan baahin, ayaa sidaas yiri. Carruurta looga tago waddooyinka xilliga ay dhashaan waa dhibaato bulsho oo ka jirta dunida, siyaabo kala duwana u...

Lost your password?
Sign Up