Type to search

Warqaddii Madaxweyne Siyaad Barre u diray madaxweynihii Mareykanka.

Dhambaal

Warqaddii Madaxweyne Siyaad Barre u diray madaxweynihii Mareykanka.

Waxa aan kaaga mahadcelinayaa warqaddii aad ii soo dirtay bishii Janaayo, warqaddaas oo aad ii xiiso gelisay markii aan akhriyey. Waxa aan ku faraxsanahay in aan maqlo aragtidaada ku salaysan xoojinta xiriirka labadeenna dal. Tani waxay ahayd rabitaankeyga, sidoo kale dawladda Mareykanka waxay sii wadi doontaa ka shaqeynta sidii loo gaari lahaa ujeedkaas (xoojinta xiriirka labada dal).

“Waxa aan kaaga mahadcelinayaa warqaddii aad ii soo dirtay bishii Jannaayo, warqaddaas oo aad ii xiisa gelisay markii aan akhriyey. Waxa aan ku faraxsanahay in aan maqlo aragtidaada ku salaysan xoojinta xiriirka labadeenna dal. Tani waxay ahayd rabitaankeyga, sidoo kale dawladda Mareykanka waxay sii wadi doontaa ka shaqeynta sidii loo gaari lahaa ujeedkaas (xoojinta xiriirka labada dal). Waxaa dhab ah in aan dib-u hawlgelinay barnaamijkii kaalmada ahaa ee aan dadka Soomaaliyeed ku taageeri jirnay. Waxa aan ka codsaday safiir Loughran iyo saraakiil kale oo Maraykan ah, in ay la kulmaan saraakiil Soomaali ah si ay u dhammeystiraan shaqooyin horudhac ah...

Lost your password?
Sign Up