Type to search

Warda Haani

Turjumid

Warda Haani

Maxaa ka yaab badan oday jantay gabar da' yar oo ka xushay aynigeed oo lugeheeda ku hoos daadiyay wixii ay tabceen dhiiggiisa iyo dhididkiisu, oo midhaha uu hantiyaba ka saara labadeeda gacmood; dabeedna si kedis ah u arkay qalbigii uu dharaaraha iyo habeennada u dhafrayay oo si fudud nin kale uu ku hantiyay, weliba si bilaa daal iyo hanta ah ku helay.

Maxaa ka yaab badan oday jantay gabar da’ yar oo ka xushay aynigeed oo lugeheeda ku hoos daadiyay wixii ay tabceen dhiiggiisa iyo dhididkiisu, oo midhaha uu hantiyaba ka saara labadeeda gacmood; dabeedna si kedis ah u arkay qalbigii uu dharaaraha iyo habeennada u dhafrayay oo si fudud nin kale uu ku hantiyay, weliba si bilaa daal iyo hanta ah ku helay. Maxaa ka nasiib xun naagta ka soo toosta sariir iyo adduun hibadii; maal iyo dhaldhaalka guudka dunidan saaran, quruxi meelay ku idlaatay balse uu ninkeedu u awoodin qalbigeeda dareenka jacaylka iyo dhinbiisha noolaysa, oo uusan afka u saarayn...

Lost your password?
Sign Up