Type to search

Sheekada Sally

Turjumid

Sheekada Sally

Noloshu waa jaranjaro dadka hadba meel kaa tuurta, balse u hiillisa kuwa dulqaadka iyo sabirka muujiya. Sheekadaan waxaa qortay qoraaga caanka ah ee reer Ingiriis Frances Hodgson Burnett sanadka markii uu ahaa 1963-dii, waxa ay ku saabsan tahay qisada nin hoggaamiye ahaa oo lagu magacaabi jiray Crewe oo ku noolaa dalka Hindiya.

Noloshu waa jaranjaro dadka hadba meel kaa tuurta, balse u hiillisa kuwa dulqaadka iyo sabirka muujiya. Sheekadaan waxaa qortay qoraaga caanka ah ee reer Ingiriis Frances Hodgson Burnett sanadka markii uu ahaa 1963-dii, waxa ay ku saabsan tahay qisada nin hoggaamiye ahaa oo lagu magacaabi jiray Crewe oo ku noolaa dalka Hindiya. Crewe waxa uu asal ahaan ka soo jeeday dalka Ingiriiska, waxa uuna ahaa maalqabeen hodan ah. Mr. Crewe waxa uu ifka ka heystay gabar kali ah oo lagu magacaabi jiray Saara, aad ayuu u jeclaa, waxa uuna ku dadaali jiray barbaarinteeda iyo farxadsiinteeda. Waxa uu horjooge u ahaa...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article
Next Article