Type to search

Mata Hari

Waayahoodii

Mata Hari

In badan oo kamid ah bini’aadamka waxa ay dersi ka qaataan iskuullada iyo macaahidda, halka kuwa badanna ay noloshu wax barto, dadka ay noloshu casharrada barto waxa ay iskugu jiraan kuwa daruuftu ka hiillisay oo waayuhu waxbareen iyo kuwa ku dhiirraday in ay wakhtiga macallin ka dhigtaan. Daruufaha soo wajaha dadka gaar ahaan kuwa qoyska la xiriira ma ahan kuwa sahlan, waa ayna adag tahay in laga soo kabto haddii uusan qofku muujin karti iyo awood dheeri ah oo sahli karta in uu ka dhex maquurto mowjadaha mashaakil ee ku xeeran.

In badan oo kamid ah bini’aadamka waxa ay dersi ka qaataan iskuullada iyo macaahidda, halka kuwa badanna ay noloshu wax barto, dadka ay noloshu casharrada barto waxa ay iskugu jiraan kuwa daruuftu ka hiillisay oo waayuhu waxbareen iyo kuwa ku dhiirraday in ay wakhtiga macallin ka dhigtaan. Daruufaha soo wajaha dadka gaar ahaan kuwa qoyska la xiriira ma ahan kuwa sahlan, waa ayna adag tahay in laga soo kabto haddii uusan qofku muujin karti iyo awood dheeri ah oo sahli karta in uu ka dhex maquurto mowjadaha mashaakil ee ku xeeran. Marar badan cabqarriyadda qofka iyo waxtarkiisa xad dhaafka ah...

Lost your password?
Sign Up