Type to search

Minyaro

Sheekooyin

Minyaro

Inan bay gobolkii reerkoodu degay ka soo bariday si ay uga caawiso hawlaha maalinlaha ah ee guriga, waxaana lagu la soo ballamay baddelka kaalmadaas in ay geliso dugsi oo ay waxbarto.

Inan bay gobolkii reerkoodu degay ka soo bariday si ay uga caawiso hawlaha maalinlaha ah ee guriga, waxaana lagu la soo ballamay baddelka kaalmadaas in ay geliso dugsi oo ay waxbarto. Sidii bay samaysay. Gabadhii waxa ay u noqotay qof aysan maleysanayn. Masuuliyad, degganaan iyo ka danbaynba way kulansatay. Dhacdhac ma leh. Fartii ay yartu qaaddaba marwadu way la yaabaysay iyada oo is leh yaa ku ilhaaminaya qalad la’aantan. Waxa ay gaartay heer ah in ay macaa mararka qaar is dhahdo “talow tan ma ducaad ku heshay?” Waxa ay u madaxbannaysay hawlahii guriga oo waxa ayba ka noqotay hooyo labaad....

Lost your password?
Sign Up