Type to search

Ma u baahannahay xusuus-qor?

Aragti

Ma u baahannahay xusuus-qor?

1986 ilaa 2011 Oprah Winfrey waxa ay si xarago leh u daadihin jirtay barnaamijkeedii caan ka ahaa The Oprah Winfrey Show, ee uu ku qasbanaa inuu daawado qofkasta oo jooga qaaradda America ee awoodi karayey inuu gurigiisa Telefishin yaallo. 10 sano gudahood, 1980 ilaa 1990, ayey ku noqotay ‘boqoradda Warbaahinta’, waxa ay abuurtay sumcad iyo magac soo jiitay indhaha caalamka, oo ka durugsan in telefishin laga soo muuqdo kaliya. Waxa ay noqotay deeq-bixiye, ay ku tiirsan yihiin xarumo agoomeed, isbitaallo iyo goobo waxbarasho oo ay iyadu kafaala qaadday, waxaana la guddoonsiiyay abaalmarinta heer madaxweyne ee u dhaq-dhaqaaqa xoriyadda.

1986 ilaa 2011 Oprah Winfrey waxa ay si xarago leh u daadihin jirtay barnaamijkeedii caan ka ahaa The Oprah Winfrey Show, ee uu ku qasbanaa inuu daawado qofkasta oo jooga qaaradda America ee awoodi karayey inuu gurigiisa Telefishin yaallo. 10 sano gudahood, 1980 ilaa 1990, ayey ku noqotay ‘boqoradda Warbaahinta’, waxa ay abuurtay sumcad iyo magac soo jiitay indhaha caalamka, oo ka durugsan in telefishin laga soo muuqdo kaliya. Waxa ay noqotay deeq-bixiye, ay ku tiirsan yihiin xarumo agoomeed, isbitaallo iyo goobo waxbarasho oo ay iyadu kafaala qaadday, waxaana la guddoonsiiyay abaalmarinta heer madaxweyne ee u dhaq-dhaqaaqa xoriyadda. Oprah in...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article
Next Article