Type to search

Dhambaalkii ugu dambeeyay ee Misak Manushyan

Dhambaal

Dhambaalkii ugu dambeeyay ee Misak Manushyan

Dhambaalkan waxaa qoray Misak Manushian, halgamaagii Faransiiska ahaa ee asal ahaan ka soo jeeday dalka Armeeniya, uu usoo diray xaaskiisa, saacado ka hor intii aysan toogasho ku dilin ciidamadii Naaziga Jarmalka.

Dhambaalkan waxaa qoray Misak Manushian, halgamaagii Faransiiska ahaa ee asal ahaan ka soo jeeday dalka Armeeniya, uu usoo diray xaaskiisa, saacado ka hor intii aysan toogasho ku dilin ciidamadii Naaziga Jarmalka. Gacalisadaydii Meliini, Muddo yar gudahood, dunidan ruuxdayda siima joogi doonto, waxaa la ina toogan doonaa duhurka maanta, Saddexda marka ay goorsheegtu tahay. Waxaan daremayaa sidii tani ay tahay dhacdo ay adagtahay in aan rumaysto, laakiin hadda waxaan yaqiinsanahay inaan marnaba ku arki doonin, abidna aan kula kulmi doonin gacaliso. Maxaan awoodaa oo aan kuu soo qori karaa?  Waxaan ku jahwareersanahay weedhihii aan ku odhan lahaa, isla jeerkaasna waxaan dareensanahay...

Lost your password?
Sign Up