Type to search

Dhambaalkii Axmed Amiin ee u diray wiilkiisa

Dhambaal

Dhambaalkii Axmed Amiin ee u diray wiilkiisa

Dhambaalkii ku aaddanaa xuquuqda iyo waajibaadka ee uu Qoraagii reer Masar; Axmed Amiin u diray wiilkiisa. Wiilkaygiiyow! Waxaa kusoo kordhay dhallinta da'aaddaada ah fikrado qaldan, waxa ayna tahay ku adkaanshaha baadi goobka xuquuqda, iyaga oo aan tixgelin gudashada waajibaadkooda ku lifaaqan xuquuqdooda.

Dhambaalkii ku aaddanaa xuquuqda iyo waajibaadka ee uu Qoraagii reer Masar; Axmed Amiin u diray wiilkiisa. Wiilkaygiiyow! Waxaa kusoo kordhay dhallinta da’aaddaada ah fikrado qaldan, waxa ayna tahay ku adkaanshaha baadi goobka xuquuqda, iyaga oo aan tixgelin gudashada waajibaadkooda ku lifaaqan xuquuqdooda.  Labadaba; xuquuqda iyo waajibaadku, waa sida miisaankii oo kale, haddii mid kamid ah culays la saaro, kan kale wuu liicayaa. Dhalintu si ay u helaan xuquuqdooda waxa ay u marayaan waddo kasta sida: shaqo joojin, bannaanbax iyo iwm. Dhallintu sooma bandhigaan wax fikrado ah oo ku aaddan sidii ay waajibaadkooda shaqsi ama guud u gudan lahaayeen. Wiilkeygiiyow ka...

Lost your password?
Sign Up