Type to search

Soomaalida Kenya: Si Jujuub ah Weli ugu Maqan Xabsiyada Boolis ee Qarsoodiga ah

Aragti

Soomaalida Kenya: Si Jujuub ah Weli ugu Maqan Xabsiyada Boolis ee Qarsoodiga ah

Soddon jirka Kenyaanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay, Maxamuud Maxamed Cali, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kenya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi. Waxa isaga oo jeebbaysan 22 May 2015 la geeyay meel aan la garanayn, […]

Soddon jirka Kenyaanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay, Maxamuud Maxamed Cali, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kenya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi. Waxa isaga oo jeebbaysan 22 May 2015 la geeyay meel aan la garanayn, sida ay xaaskiisa Farduus Axmed Faarax u sheegtay degelka “Al Araby Jadid.” Dedaallada ay Farduus u gashay in ay ogaato masiirka saygeedu muu istaagin, oo waxay laanta waddaniga ah ee Xuquuqda Aadanaha (oo xukuumadda taabacsan) u dirtay 12 galdacwadeed oo ay kaga ashkatoonayso in saygeedii...

Lost your password?
Sign Up