Type to search

Qarankii Jeegaanta

Turjumid

Qarankii Jeegaanta

Dadku mar kasta oo ay i weyddiiyaan “yaad tahay?” waxaa dhahaa waxaan ahay Koonfur Afrikaan. Ka dib ayay ii raaciyaan “Maya-maya, yaad tihiin?” Waagaan yaraa, waxaa la ii sheegi jiray in uu awoowahay ka yimid Hindiya si uu u dhoofsado qasab, laakiin hadda reerkaygu wax xiriir ah lama lahan Hindiya. Sidaa darteed ayaan iraahdaa, “halkan ayaan ku dhashay, noloshayda oo idil halkan ayaan ku qaatay, meel kalana ma aqaan, oo waxaan ahay Koonfur Afrikaan.”

waxaa qortay, Lavendhri Pillay Dadku mar kasta oo ay i weyddiiyaan “yaad tahay?” waxaa dhahaa waxaan ahay Koonfur Afrikaan. Ka dib ayay ii raaciyaan “Maya-maya, yaad tihiin?” Waagaan yaraa, waxaa la ii sheegi jiray in uu awoowahay ka yimid Hindiya si uu u dhoofsado qasab, laakiin hadda reerkaygu wax xiriir ah lama lahan Hindiya. Sidaa darteed ayaan iraahdaa, “halkan ayaan ku dhashay, noloshayda oo idil halkan ayaan ku qaatay, meel kalana ma aqaan, oo waxaan ahay Koonfur Afrikaan.” Waxa aan u barbaaray si ka duwan badi gashaantida Koonfur Afrika, iyada oo ay ugu wacan tahay inaan la kulmay isirro iyo...

Lost your password?
Sign Up