Type to search

Yaa dhalay Daacish?

Aragti

Yaa dhalay Daacish?

Xilligii uu Midowga Soofiyeeti doonay in uu ku fido wadamada Aasiya, gaar ahaa dalka Afgaanistaan isla markaana uu ciidanka u diray sanadkii 1979kii, ayaa waxaa isla markaana dunida Islaamka ka soo shaac baxay saamaynta baraarugii fikirka Islaamiga ah.

Xilligii uu Midowga Soofiyeeti doonay in uu ku fido wadamada Aasiya, gaar ahaa dalka Afgaanistaan isla markaana uu ciidanka u diray sanadkii 1979kii, ayaa waxaa isla markaana dunida Islaamka ka soo shaac baxay saamaynta baraarugii fikirka Islaamiga ah. Waxaa abuurmay fikrado ay hormuud ka ahaayeen rag badan oo ay raad ku yeesheen hanaqaadkii islaamiyiinta ee xilligaas. Waxaa ka mid ahaa raggii fikirkaasi ku dhibqay Shiikhii reer Falastiin ee la odhan jiray Cabdalla Casaam oo isagu ahaa hormuudkii dhalinyaradii badnayd ee Midiowga Soofiyeeti kula dagaalantay dalka Afgaanistaan, saamaynta ugu weyna ku lahaa soo urutinta dagaalyahannadii ka soo burqaday dalalka Carbeed xilligii...

Lost your password?
Sign Up