Type to search

Milicsi xaaladda Suuriya

Aragti

Milicsi xaaladda Suuriya

uuuriya waxay gashay marxalad cusub marka loo eego sideeddii sanno ee aynu ka soo gudubnay xaaladdii ay ku sii siqaysay. Kacdoonkii sida lama filaanka ahaa uga qarxay dunida Carabta dabayaaqadii 2010 kii ee lamagac baxay kacdoonkii Gu’ga Carbeed ee ka bilaabmay dalka Tuniisiya ka dib markii uu is gubay wiilkii la odhan jiray Maxamed Al-bu,asiisi 17.12.2010,

Suuuriya waxay gashay marxalad cusub marka loo eego sideeddii sanno ee aynu ka soo gudubnay xaaladdii ay ku sii siqaysay. Kacdoonkii sida lama filaanka ahaa uga qarxay dunida Carabta dabayaaqadii 2010 kii ee lamagac baxay kacdoonkii Gu’ga Carbeed ee ka bilaabmay dalka Tuniisiya ka dib markii uu is gubay wiilkii la odhan jiray Maxamed Al-bu,asiisi 17.12.2010, waxa ay mar kaliya arrintaasi saamayn weyn ku yeelatay dunida Carabta oo muddooyinkii kacdoonka ka horeeyey la itaal darnaa dhaqaale xumo iyo cabudhin dhinac walba oo nolosha ah. Dawladihii sida dumlada u daatay waxaa ka mid ahaa dalalka Masar, Liibiya, Iyo Yemen. Kacdoonkaas waxaan...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article
Next Article