Type to search

Eed kuma lihin Dhalashadeenna

Sheekooyin

Eed kuma lihin Dhalashadeenna

Hooyadan nasiibkeedu waxa uu siiyay shan gabdhood oo isku xiga. Wacyiga guud ee guunka ah ee fooshaxun ee dheddig ka faanka ah ee bulshada ka dhex jira way ogayd[...]

Hooyadan nasiibkeedu waxa uu siiyay shan gabdhood oo isku xiga. Wacyiga guud ee guunka ah ee fooshaxun ee dheddig ka faanka ah ee bulshada ka dhex jira way ogayd. Balse is ma ay lahayn heerkan bay ku la gaari doontaa. Markii ugu horreysay waxa ay wax u bilawdeen dhegohadal iyo kaftan nacas kaga imaanayay qoyska ninkeeda. Dabadeed waxa ay u gudubtay in ay ninka ku boorriyaan in uu naag kale guursado iyagoo rejaynaya in ay wiil u dhasho. Doqonnimadooda iyo jaahilnimadoodee waxay moogganaayeen oo maanta la caddeeyay in cidda xukunta labnimada iyo dheddignimada ilmaha uurka gelayaa ay yihiin biyaha ninka...

Lost your password?
Sign Up