Type to search

Harriet Tubman

Waayahoodii

Harriet Tubman

Harriet Tubman waxa ay ku dhalatay tuulo lagu magacaabo Dorchester, gobolka Maryland ee dhulweynaha Mareykanka sannaddii 1820-kii. Waxa ay kamid ahayd madowgii Mareykanka lagu addoonsan jiray, iyada oo yar ayay ku hoos noolaatay gacan addoonsi oo arxan daran, waxa ayna kala kulantay tacaddiyo aan tiro lahayn iyo xadgudub aan damiirku aqbali karin.

Harriet Tubman: halgamaa, sirdooon, kalkaaliso iyo u ololeeye xuquuqda madaniga ah (1820-1913) Harriet Tubman waxa ay ku dhalatay tuulo lagu magacaabo Dorchester, gobolka Maryland ee dhulweynaha Mareykanka sannaddii 1820-kii. Waxa ay kamid ahayd madowgii Mareykanka lagu addoonsan jiray, iyada oo yar ayay ku hoos noolaatay gacan addoonsi oo arxan daran, waxa ayna kala kulantay tacaddiyo aan tiro lahayn iyo xadgudub aan damiirku aqbali karin. Intii ay noolayd waxa ay ka cabaneysay hurdo la’aan iyo maskax-wareer uu sababay dhaawac madaxa kasoo gaaray oo uu u geystay milkiilaheeda. Dhaawacaas iyada loo lama dan lahayn oo qof kale oo isna addoon ahaa ayaa...

Lost your password?
Sign Up