Type to search

Becoming

Guudmar

Becoming

Becoming waxa uu ka sheekeynayaa nolosha marka hore deggan, marka dambe kulul ee Michele Obama. Waxa uuna si faahfaahsan uga hadlayaa guud ahaan waayaheeda iyo qofnimadeeda cajiibka ah.

Buugga ‘Becoming’ oo ay qortay Michele Obama, oo ahayd marwada koowaad ee Maraykanka muddo ku siman siddeed sano – 2009-2017 – waxa uu soo baxay dabayaaqadii 2018. Buugga waxa ay uga sheekeynaysaa nolosheeda laga soo bilaabo dhalasho ilaa goorta ay qorayso. Buugga waxa uu ka sheekeynayaa nolosha marka hore deggan, marka dambe kulul ee Michele Obama. Waxa uuna si faahfaahsan uga hadlayaa guud ahaan waayaheeda iyo qofnimadeeda cajiibka ah. Michelle oo ah gabar madow oo ku dhalatay magaalada Chicago, waxa ay jibaaxaysaa waayaha nolosheeda soo jirtay nus qarni iyo dheeraad. Buuggu waxa uu u qeybsan yahay afar qeybood; is-noqosho, reer-noqosho,...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article