Type to search

A Higher Loyalty

Guudmar

A Higher Loyalty

Buugga waxa uu James ku soo bandhigayaa dhacdooyin guud ahaan dunida gaar ahaan Maraykan saamayn wayn ku lahaa sannad doorasheedkii 2016 ee Hillary iyo Trump ku loollamayeen kursiga aqalka cad. Dhacdooyin kale oo ka horreeyay qudhooda waa uu ku qaadaadhigayaa, waxa se xiisaha aadka lehi waa baadhitaankii emaillada Hillary ee sannadkaas doorashada lagu jiray iyo xidhiidhka Trump ee Ruushka.

Buugga uu qoray agaasimihii hore ee hay’adda Maraykan ee FBI, James Comey oo magaciisa uu u bixiyey “U hoggaansan sare, run, been iyo hoggaamin” – A higher loyalty – Truth, lies and leadership – waxa uu soo baxay bilo ka dib erigiisii. Qaylo badan ayuu ka dhex aloosay dalkaas. Buugga waxa uu James ku soo bandhigayaa dhacdooyin guud ahaan dunida gaar ahaan Maraykan saamayn wayn ku lahaa sannad doorasheedkii 2016 ee Hillary iyo Trump ku loollamayeen kursiga aqalka cad. Dhacdooyin kale oo ka horreeyay qudhooda waa uu ku qaadaadhigayaa, waxa se xiisaha aadka lehi waa baadhitaankii emaillada Hillary ee sannadkaas...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article
Next Article