Type to search

Al-Manaar

Guudmar

Al-Manaar

Al-Manaar ama majjalah al-manaar waxa uu ahaa warside bille ah oo ka soo bixi jiray dalka Masar inta u dhaxaysa 1898 ilaa 1935. Warsidaha sannad tirsigiisu waxa uu ahaa Hijriga, oo bil kasta oo hijri ah ayuu soo bixi jiray. Sida ku cad hordhaca nuqulka sannadka koowaad ee warsidaha; Al-Manaar waxaa la aasaasay sannadkii 1315 Hijriga.

Al-Manaar ama majjalah al-manaar waxa uu ahaa warside bille ah oo ka soo bixi jiray dalka Masar inta u dhaxaysa 1898 ilaa 1935. Warsidaha sannad tirsigiisu waxa uu ahaa Hijriga, oo bil kasta oo hijri ah ayuu soo bixi jiray. Sida ku cad hordhaca nuqulka sannadka koowaad ee warsidaha Al-Manaar waxaa la aasaasay sannadkii 1315 Hijriga. Soo saaristiisu waxa ay soo gaartay ilaa sannadkii 1354 Hijriga. Al-Manaar waxa uu ahaa warside noociisa ah midkii ugu weynaa caalamka Islaamka ee xilligiisa. Waxa uuna ahaa dedaal fikir oo soo taxnaa muddo ku dhawdhaw afartan sano. Warsidaha Al-Manaar waxa ay qoraalladiisu aad diiradda...

Lost your password?
Sign Up
Previous Article
Next Article